Page 1 of 1
Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 8:58 am
by The_Patriot
Xasarad ka dhextaagan Soomaali iyo Muzambican, Pretoria
View :154
Nin Soomaali ah ayaa dhaawac ah, nin kale oo dalka Muzambiqeu u dhashayna koomo ayuu ku jiraa kadib shaqaaqo habeen hore ka dhacday magaalada Pretoria.
Wararka halkaasi ka imanaya waxa ay sheegayaan in nin baar qamri ku leh xaafada Marabastad ee Pretoria oo aad looga baqo uu faduuliyey Soomaalidii halkaasi joogtey, sida ay dad xog-ogaal ah bogani u sheegeen ninka ayaa waxa uu baarkiisa qamriga ku yaalaa qeybta hoose guri dabaq ah oo ay Soomaalida degentahay.
Baarka gudihiisa ayaa waxaa ku leh dhexyaala daaraa-damiyaha (switchboard) korontada iyo waliba biyaha, waxa uu caadaystey in uu Soomaalida ka jaro korontada iyo biyaha marka uu doono, marka lala hadlana qofkii la hadlay ayuu ku caraatamaa.
Kaaga daran dhismaha isaga ma lahan, Soomaalida waxay sheegeen in uu baad kaga heysto nin hindi ah oo Muslim ah, marka ninka guriga leh looga dacwooda waxa uu ku yiraahdaa “iga dhaafe ninkani aniga waxbo kama qaban karee”, Soomaalida waxa ay sheegtey in uusan bixinin kirada iyo xitaa lacagta korontada iyo biyaha uu dadka ka jarayo.
Iyadoo sidaasi loogu dhib qabo ayuu dhawaanahan waxa uu bilaabay in uu faduuliyo qof kasta oo Soomaali ah oo dariiqa maraya, waxa uu gaaray heer uu bastoolad ku fiiqo Soomaalida, sow lama oran “shimbir duul duul badan, af dhaji ayay ku dhacdaa?”, waxa uu qorigii ku fiiqey nin Soomaali ah oo aaga caan ka ah oo bismilaahi lagu agmaro, inta uu qorigii ka faromaroorsaday, ayuu madaxa fujiyey.
Isagii oo ay xabada madaxa fadhido ayuu isbitaalka jiifaa, markii ay xabada ku dhacaysay waxaa dhacday in nin kale oo isaga la shaqeeya oo dalka Tanzania u dhashay uu xabado ridey, waxaa gacanta kaga dhaawacmay nin Soomaali ah.
Dhacdadani waxa ay sababtay in ay isku dhacaan Soomaalida iyo ajaaniibtii kale ee madoowga ahayd ee aaga daganayd, shallay qeybo ka mid ah ganacsiyadii Soomaalida lama furin, walina xiisada waa ay taagantahay.
XogmaalNews.com
Like
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 9:31 am
by ciyaal_warta
The_Patriot wrote:Xasarad ka dhextaagan Soomaali iyo Muzambican, Pretoria

Mid mooryaan RPG ridi jiray oo caloosha istaagsantahay oo bistoolad la doontay...haka xaaxaabiyo hee

Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 10:53 am
by The_Patriot
ciyal somalis in SA have their own webite that caters for them.
www.xogmaalnews.com

Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 11:16 am
by ciyaal_warta
waa shidanyihiin walaah ..daa ha iska dhiciyaan cawaanta

Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 11:37 am
by waryaa
the title reminded me a tv series called "tales from the crypt"

Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 2:50 pm
by Advo
This is what I understood.
There's a native mozambique dude who's a known bully, doesnt pay rent and owns a pub at the hotel/house and he was obessed in fuking with the somalis to the point he just aimed and just shot two oneday? am I correct? Some somali websites are very difficult to read as they write words in their own accent.
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 2:54 pm
by siren
waryaa wrote:the title reminded me a tv series called "tales from the crypt"

I use to watch it in the 90s, it was a good show..

Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 3:17 pm
by The_Patriot
Advo wrote:This is what I understood.
There's a native mozambique dude who's a known bully, doesnt pay rent and owns a pub at the hotel/house and he was obessed in fuking with the somalis to the point he just aimed and just shot two oneday? am I correct? Some somali websites are very difficult to read as they write words in their own accent.
Close to it .
What happened is this dude and somalis share a property owned by an indian landlord. The somalis happen to reside in the hostels while this dude runs a pub in the same property.the guy has the nerve to ration or cut the water and electricity supply from the mains and he uses this strategy to extort money from the somali tenants. So the somalis went to complain to the Indian landlord who told them that this fufu is uncontrollabe and that he hardly pays rent( he is too a tenant) and is a free loader.
So this fufu started having the balls to threaten and harass somalis who happen to visit or passby the building and would point the gun on them threatening to shoot them. This habit actually made him fall on hot waters as he tried it on a somali and this guy got infuriated to the point that he skillfully took the gun out of him and shot him on the head. Thus there was a TZ fufu who came to his rescue and shot him on the leg. They are both in hospital recuperating from the gun shots while the fufu is in critical condition as the bullet is firmly lodged in his head/skull.
Thats my 2 cents.
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 3:40 pm
by barakaboy10
south Africa is a very dangerous place to be, even for native south Africans.
recently published statistics about the levels of violence in the world place south Africa on top and they said "the violence is south Africa has become endemic."
i don't understand why the south African government is not doing enough to protect its own people! other much poorer African countries, like Ethiopia, are much safer.
South Africa was much safer under the white rule. Damn black Africans!
midibkeena siduu u madowyahay ayuu qalbigena u madoyahay.
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 3:48 pm
by IRONm@N
These fafus are scared of the whites that slaved them and the indians that took all their business but they killing and discriminating against Somalis day and night, Its time for Somalis to be organize and defend themselves.
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 3:53 pm
by hamdi92
The_Patriot wrote:Advo wrote:This is what I understood.
There's a native mozambique dude who's a known bully, doesnt pay rent and owns a pub at the hotel/house and he was obessed in fuking with the somalis to the point he just aimed and just shot two oneday? am I correct? Some somali websites are very difficult to read as they write words in their own accent.
Close to it .
What happened is this dude and somalis share a property owned by an indian landlord. The somalis happen to reside in the hostels while this dude runs a pub in the same property.the guy has the nerve to ration or cut the water and electricity supply from the mains and he uses this strategy to extort money from the somali tenants. So the somalis went to complain to the Indian landlord who told them that this fufu is uncontrollabe and that he hardly pays rent( he is too a tenant) and is a free loader.
So this fufu started having the balls to threaten and harass somalis who happen to visit or passby the building and would point the gun on them threatening to shoot them. This habit actually made him fall on hot waters as he tried it on a somali and this guy got infuriated to the point that he skillfully took the gun out of him and shot him on the head. Thus there was a TZ fufu who came to his rescue and shot him on the leg. They are both in hospital recuperating from the gun shots while the fufu is in critical condition as the bullet is firmly lodged in his head/skull.
Thats my 2 cents.
thanks for translation. phew!!
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 3:55 pm
by IRONm@N
Four Somali shops have been burnt down and 55 shops have been looted in Motherwell and Kwadwesi, in Port Elizabeth, says Eastern Cape police
"About 200 Somalis ran away from their shops, where a lot of them live, when other residents started attacking them," said Captain Andre Beetge on Thursday.
He did not know the reason for the attack. He said he had heard of some physical assaults on Somalis, but no cases had been opened.
Fifty-two shops were looted and three were burnt down in Motherwell and three shops were looted and one was burnt down in Kwadwesi.
The attacks began on Wednesday afternoon and continued until the early hours of Thursday morning when police contained the situation.
"There was some stone-throwing at police when they arrived at the scene, but it wasn't a general thing," said Beetge.
"The situation is stable and quiet now and a lot of the Somalis have returned to their homes. Some are operating their businesses already," he said.
No arrests had been made.
http://www.hiiraan.com/news2/2011/May/s ... in_pe.aspx
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 3:56 pm
by Kukri
Black South Africans are the lowest, most despicable creatures in Gods green earth. This focking sub-human filth have the audacity to attack Somalis and other Africans who for all they know have try to help them during the apartheid era. But what do you expect from a rock that has no sense what so ever. If there ever was another human beings that deserve the chain and the whip its the South Africans. This creatures have only one place and thats a cage and a bag of banana. This fockers do not deserve the tittle 'humans' as they don't qualify. They never have and they never will. They are wild animals that should be domesticated and then kept under servitude.
Re: Tales from S.Africa
Posted: Sun May 29, 2011 4:00 pm
by Coeus
Kukri wrote:Black South Africans are the lowest, most despicable creatures in Gods green earth. This focking sub-human filth have the audacity to attack Somalis and other Africans who for all they know have try to help them during the apartheid era. But what do you expect from a rock that has no sense what so ever. If there ever was another human beings that deserve the chain and the whip its the South Africans. This creatures have only one place and thats a cage and a bag of banana. This fockers do not deserve the tittle 'humans' as they don't qualify. They never have and they never will. They are wild animals that should be domesticated and then kept under servitude.

Agreed.