Dagaal ka dhacay Qolkayga

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by ciyaal_warta »

akhyaarey galabta anoo banooni kasoo laabtey aa danyeero sugarteyda ii coffee gayga kala qeybsanaayo ugu soo galay qolkayga nooh...xarfaanneh laptop gayga oo ur ursanaaye nooh...ka dib seey boondahayga aan buumaha ugu dhameeye wa ka dabo dagay ilaa duurka ee galaan ee bursahaayey nooh..xarfaanta tuuginimo meeshey ka gaarin markey cararayeen coffee iyo sugorti jeebkey kusii riteeen..nacala abuugtaas xarash aan u ahaayo berito daraadood inaan duurka u galaa rabaa nooh

F.G:: hostelkayga meesha ugu danbeyso oo jaamacadeyna ku yaala...duur lee iga danbeeyo cml
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Hyperactive »

war kan m7o ko hadlay! war ninyaho no fasir.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Rightwing »

ciyaal_warta wrote:akhyaarey galabta anoo banooni kasoo laabtey aa danyeero sugarteyda ii coffee gayga kala qeybsanaayo ugu soo galay qolkayga nooh...xarfaanneh laptop gayga oo ur ursanaaye nooh...ka dib seey boondahayga aan buumaha ugu dhameeye wa ka dabo dagay ilaa duurka ee galaan ee bursahaayey nooh..xarfaanta tuuginimo meeshey ka gaarin markey cararayeen coffee iyo sugorti jeebkey kusii riteeen..nacala abuugtaas xarash aan u ahaayo berito daraadood inaan duurka u galaa rabaa nooh

F.G:: hostelkayga meesha ugu danbeyso oo jaamacadeyna ku yaala...duur lee iga danbeeyo cml
This time pure uhdii wardhiiglay iyo ceel hindi ayaad boodhka ka soo jaftay.

I am sure dad badan ayaan fahmi doonin lahjadaada.
Ma waxaad usoo qartay lahjadan inaad canbar ku heshid?
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by afisoone »

Aniga waa fahmay hadaa idinka fahmin. Markuu xanaaqsanyahay ayuu luuqadaan caalamiga ee ciyaalka xaafada. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :up:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Cumar-Labasuul »

I understood he said he came back to his room to find monkeys stealing his sugar and coffee and then they fought :)
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by ciyaal_warta »

hyperactive wrote:war kan m7o ko hadlay! war ninyaho no fasir.
waryaa ...aniga ku fasiraayo raali noqo markaan dag dagsanahay luqad lahjad ciyaalka xaafada lee soo qoraaa :lol:


RW
abaa canbar gaagaab aan heestaa ani :lol: :lol: ee adi is taraarixi hadii rabtid ..ee sheeko dhan markaan qoraayo alaabti ceel hindi lee kasaa nooh :lol:


Afisooni

ciyaalka xaafada walaah :up: :up:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by ciyaal_warta »

Cumar-Labasuul wrote:I understood he said he came back to his room to find monkeys stealing his sugar and coffee and then they fought :)

dammmn rite...i kicked them out and run after them ...but they took the coffee and the sugar :x
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Rightwing »

Cumar-Labasuul wrote:I understood he said he came back to his room to find monkeys stealing his sugar and coffee and then they fought :)


You didn't understand banaadiri metaphor :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by ciyaal_warta »

Rightwing wrote:
Cumar-Labasuul wrote:I understood he said he came back to his room to find monkeys stealing his sugar and coffee and then they fought :)


You didn't understand banaadiri metaphor :lol:
hadiis general meaning ka fahmo aanba kheyr qabnaa ee ka har suldaanka :lol:
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Nabeela »

hyperactive wrote:war kan m7o ko hadlay! war ninyaho no fasir.
:lol: :lol:

Absolutely waxbo ka ma fahmin, except danyeer iyo coffee.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Rightwing »

ciyaal_warta

Canbar aka bajaq aka shaxshaxley ana waan qabaa noo :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Rightwing »

Nabeela wrote:
hyperactive wrote:war kan m7o ko hadlay! war ninyaho no fasir.
:lol: :lol:

Absolutely waxbo ka ma fahmin, except danyeer iyo coffee.

nostalgia ayuu igu kaakiciyey....waayo waayo iyo caruurnimadii
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by ciyaal_warta »

Rightwing wrote:ciyaal_warta

Canbar aka bajaq aka shaxshaxley ana waan qabaa noo :lol:
:lol: :lol: sxbow adi ciyaalka xaafada sax aa tahay nooh.. intaas ba hadii kaseysid walaah :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by ciyaal_warta »

Nabeela wrote:
hyperactive wrote:war kan m7o ko hadlay! war ninyaho no fasir.
:lol: :lol:

Absolutely waxbo ka ma fahmin, except danyeer iyo coffee.
sorry my ciyaal caseer brothers and sisters...ayadoo carabi ku qoran ayaan soo gudbinaayay sooon :lol: :lol:
User avatar
Nabeela
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23408
Joined: Mon Jan 02, 2006 4:56 pm

Re: Dagaal ka dhacay Qolkayga

Post by Nabeela »

Yo af somali fican so baro :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”