



forum ay leyihiin dadka neceb qaxootiga ayaan ku akhriyey 14 jir Somalia ka yimid ee qaxootinimo isku dhiiibay sweden.
forumkaas waxa qayli ka dhaceyso waad yaabeysaa " ma kanaa 14 sano jiro"" waa wareeey"
walaahi markaan sawirkiisa arkey




kooxaha neceb qaxootiga markii laga hadlayo refugee children oo sharci loo diiday waxay soo qaataan SAWIRKAN AXMED FROM SOMALIA
markaaseey yiraahdaan INDHOOLE xitaa rumeysan maayo ninkan AYAA AH 14 JIR.
AND THIS big san weeyn dude is from Somalia, and mana aha BANTU waa soomaali faradheer
http://www.info14.com/2010-02-23-sverig ... suren.html