Ciidamada Mujahidiinta si xoog wareegayn DHamase

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Ciidamada Mujahidiinta si xoog wareegayn DHamase

Post by grandpakhalif »

Gedo, Wararka naga soo gaaraya wilaayada islaamiga ah ee Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Mujaahdiinta ay habeenkii xalay la wareegeen deegaanka lagu magacaabo Dhamase oo masaafo u jirta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Maleeshiyaad Xabashi kal kaal ah oo halkaasi saldhig ku lahaa ayaa kala firxaday kadib markii ay ka warheleen dhaq dhaaqa Ciidamada Mujaahidiinta.


Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay inay gudaha u galeen deegaanka Dhamase halkaasi oo saldhig weyn ay ku lahaayeen Maleeshiyaadka Xabashi kalkaalka ah ee duullaanka ku ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka.


Maalmihii lasoo dhaafay ayaa Ciidamada Mujaahidiintu waxay la wareegeen deegaano badan oo horey ay usoo galeen Maleeshiyaadka Cadowga, waxaana meelaha ay Mujaahdiintu ay la wareegeen ka mid ah deegaanka Buusaar oo ku yaala duleedka degmada Ceel waaq ee gobolka Gedo.

Amiir Nuur Media
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Ciidamada Mujahidiinta si xoog wareegayn DHamase

Post by Archerr »

I don't know why they unbanned you but you are really annoying.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Ciidamada Mujahidiinta si xoog wareegayn DHamase

Post by grandpakhalif »

Archerr wrote:I don't know why they unbanned you but you are really annoying.
Here comes the unadulterated man with more than a couple dozen names, how can a grown man maintain so many names while still saying sane :shock:


Get outta here before you get put in your place.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Ciidamada Mujahidiinta si xoog wareegayn DHamase

Post by XimanJaale »

^ :lol: :lol: :lol: grandyare take it easy
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”