SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from Sool

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from Sool

Post by Babygirl- »

ullulululululululullulul :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :som: :som: :som: :rose: :rose: :rose: :rose:

Ganbadhe:Dagaalkii oo Si xawli ah u soconaya, Maxaabiis la qabtay, Baabuur la Gubay iyo Gurmad soconaya.



Dagaalkii kululaa ee u dhexeeyey ciidamada xaq u dirirka dseegaanada SSC iyo maleeshiyaadka SNM ee duulaanka ah, ayaa sii xoogaystay. Wararka war qabada shabakada caalamiga ah ee Horufadhi soo gaadhaya ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadka SNM laga qabtay saraakiil uu ka mid yahay nin Horgal ah oo deegaanka ka soo jeeda kaasoo lagu magacaabo Geedi Shaaboow.

Dhimashada ayaa la sheegay 11 xagooda ay tahay, halka laga gubay 1 gaadhi labo kalena gacanta ayaa lagu hayaa. Maleeshiyaadka SNM oo gurmad ahaan uga soo baxay saldhig ay ku lee yihii Gooja cade soona dhamaray dhanka Dhoodida ayaa waxaa Adhaxday ka jebiyey ciidamo kaga hortagay duleedka wadada jid cadaha ee ka degta buundada booda.

Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan maleeshiyaadka SNM laga itaal sareeyo, walow dagaal uu si xawli ah u socdo, waxaana la xaqiijiyey in mujaahidiinta SSC ay ka dhaawacmeen 6 Askari, kuwaasoo hada lagu daweynayo cusbitaalka guud ee Garoowe.

Hogaamiye ku xigeenka SSC , Coll: Cali Sabarey oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhnay asagoo jooga Furinta dagaalka ayuu noo xaqiijiyey in ciidamadiisu aysan qabin wax Wel wel ah, ayna ku kalsoonin yihiin buu yidhi in ay Laascaanood ku qaban doonan 48 saac ee soo aadan.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Babygirl- »

Dagaal Ka dhacay Ganbadhe iyo Khaasare la soo sheegayo.



Wararka hada naga soo gaadhaya aaga Ganbadhe ayaa waxay xaqiijinayaan in dagaal culusi mar dhawayd halkaas ka bilowday. Dagaalkan oo ahaa mid hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday ayaa ka dhashay markii maleeshiyaadka SNM oo duulaan ahi soo weerareen fadhiisin ciidamada SSC ku lee yihiin meel lagu magacaabo Cadaada.

Wararku waxay sheegayaan in ciidamada SSC ay iska caabiyeen, waxaana la sheegay in la jebiyey kuwii Soo duulay, gurbad mar kale uga yimid Laascaanood SNM, ayaa waxaa wiiqay gurmad kale oo ciidamo uu hogaaminayo Ahmed Karaash siiyeen kuwooda SSC.

Waxaana la xaqiijiyey in ciidamada SSC hada xaqiijiyeen gacan ku haynta magaalada Ganbadhe, una gudbeen dhanka Galbeed ee Laascaanood ku toosan.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Babygirl- »

dagaal xoogan oo ka socda 2;00pm illaayo 6;00pm gambadha iyo higlada khasaaro badan gaystay

dagaal xoogan ayaa illaa iyo maanta duhurkii ka socday deeganaka gambadha dagaalkaasi

oo u dhexeeya ciidamada somalidiidka iyo kuwa xaq ku dirirka ah eee ssc hadaba wararka

naga soo gaaraya jiiidaha hore dgaalka ayaa waxaa ay sheegayaa in uu duhurkii abaaro 2;00pm,

uu ka qarxay magaalada gamabadha dagaalkasi oo ay soo qaaden ciidamada somalidiidku soona

weeraray ciidamada ssc eee jiidahaasi ka dibna ay ciidamada ssc halkaasi dagaal u tafaxayteen

waxaana intaasi dheer in ciidamada somalidiidka lala fuqay,

ka dibna ciidamada ssc ay qasaaro laxaad leh gaarsiiyeen ciidamada somalidiidka illaa hada waxaa

qasaarahaasi naloo xaqiijiyay in uu gaarayo laba gaari oo gagubay ciidamada somalidiidka waxaana

uu ii sheegay mid kamida dadka magaalada laascaanod oo xaaladaasi kawareysanayay in dhawaacyo

lakeenayo magaalaada ku waas oo laga keenayo jiiida dagaalka,

magaalada tukaraqna waxaa ay noo xaqiijisay in aan wax dhaaawaca la keenin illaayo hada magaaalada

ciidamo badana oo gurmada oo ssc yana ay ku bexeeen aaga dagaalka kana qayb qaateen

dagaalkan ayaa illaayo 5;50pm soconayay lamana oga qasaaraha dhabta ah ee illaayo hada goobahaasi,

waxaana idiiin soo gudbinayaa wareysiyo sidaad uga barteen warbaahinta boocame.com

buuuhoodle somaliya
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Babygirl- »

Dagaal qadhaadh ayaa ka soconaya halka lagu magacaabo Caddaada 45Km barri kaga beegan magaaladda Laascaanood halkaasi oo ay isku haleeleen ciidamo dadka degaanka ahi leeyihiin iyo maamulka isku magcaabay Somaliland.



Dagaalkan oo ah mid xoog badan ayaa waxa la sheegay in khasaare badan ka dhashay in kasta oo uu weli dagaalku socdo oo aan la sheegi karin dhabta goobtaa ka jirta.



wixii soo kordha dib ayaan idiinka soo gudbinaynaa
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Babygirl- »

Higlada-Omar was attacked the mosque & school bombed by the SL forces the Garaads house attacked while my family was there Dhulos forces beat them back Laascaanood ba Xabada laga maqalaayaa.. Inshalaah we will be victories over the enemy.. :up: there dead and wounded litter the grounds, waax laqabtaay & waax laguba laga dhigaay.. :up:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Knight of Wisdom »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Too early for celebrations. :down: Most likely, they will all go back to their former settlements. :lol:

By the way, the Somalidiid militia started the war, while the SSC soldiers were sleeping from eating Khaat from the previous night.
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by CORRUPTION »

Why do you call Small tuulos Magaalos :|

Magaalada Tukaraq
Magaalada gambadhe

Confused qurjiles.

Magaalo = city
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Knight of Wisdom »

CORRUPTION wrote:Why do you call Small tuulos Magaalos :|

Magaalada Tukaraq
Magaalada gambadhe

Confused qurjiles.

Magaalo = city
A city suppose to have Sewage systems and drainages. Hergeisa, Burco or Berbera have NO sewers. :lol: They're just "Towns" or "Tuuloyin".
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by FBISOMALIA »

Babygirl- wrote:ullulululululululullulul :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :som: :som: :som: :rose: :rose: :rose: :rose:

Ganbadhe:Dagaalkii oo Si xawli ah u soconaya, Maxaabiis la qabtay, Baabuur la Gubay iyo Gurmad soconaya.



Dagaalkii kululaa ee u dhexeeyey ciidamada xaq u dirirka dseegaanada SSC iyo maleeshiyaadka SNM ee duulaanka ah, ayaa sii xoogaystay. Wararka war qabada shabakada caalamiga ah ee Horufadhi soo gaadhaya ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadka SNM laga qabtay saraakiil uu ka mid yahay nin Horgal ah oo deegaanka ka soo jeeda kaasoo lagu magacaabo Geedi Shaaboow.

Dhimashada ayaa la sheegay 11 xagooda ay tahay, halka laga gubay 1 gaadhi labo kalena gacanta ayaa lagu hayaa. Maleeshiyaadka SNM oo gurmad ahaan uga soo baxay saldhig ay ku lee yihii Gooja cade soona dhamaray dhanka Dhoodida ayaa waxaa Adhaxday ka jebiyey ciidamo kaga hortagay duleedka wadada jid cadaha ee ka degta buundada booda.

Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan maleeshiyaadka SNM laga itaal sareeyo, walow dagaal uu si xawli ah u socdo, waxaana la xaqiijiyey in mujaahidiinta SSC ay ka dhaawacmeen 6 Askari, kuwaasoo hada lagu daweynayo cusbitaalka guud ee Garoowe.

Hogaamiye ku xigeenka SSC , Coll: Cali Sabarey oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhnay asagoo jooga Furinta dagaalka ayuu noo xaqiijiyey in ciidamadiisu aysan qabin wax Wel wel ah, ayna ku kalsoonin yihiin buu yidhi in ay Laascaanood ku qaban doonan 48 saac ee soo aadan.
SSC are Terrorists movements as faroole said and they treat in garowe , the lie is small but not that big :lol: :lol: :lol:

plus SSC jump in every scene happen between puntland and siiland guys plz just stick to your parties :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Babygirl- »

Futole meeshaan ma jooga inaderoow orodoo na dhaaf.. Meshaan Dagaal ba ka soocda.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by FBISOMALIA »

Babygirl- wrote:Futole meeshaan ma jooga inaderoow orodoo na dhaaf.. Meshaan Dagaal ba ka soocda.
yesterday you saying faroole said SSC terrorist and puntland not allowing SSC and now dagaal ba ka soocda walalo you have to stick in one word not two :lol: :lol: :lol:

and yes puntland is in fight with siiland and SSC has no stand in this war sis and thats the true , may allah with us :up:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC forces clear, Kill , Capture Somaliland Forces from

Post by Babygirl- »

:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”