85 qof oo daacuun ugu dhimatay Isbitaal Banaadir

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

85 qof oo daacuun ugu dhimatay Isbitaal Banaadir

Post by zaahidun »

Sida ay sheegeen saraakiil ka tursan hey’ada caafimaadka
aduunka WHO 85 qof oo caruur u badan ayaa u dhimatay cudurka daacuunka
magaalada Xamar isbitaal ku yaala illaa bishii April

Hey;ada waxa ay ka digeysaa cudurada ka dhasha biyaha xiliga
roobka in ay sare usii qaado dhimashada.

Meelaha uu cudurka shubanka iyo daacuunka uu sida xun ugu
dhiftey waxaa ka mid ah Xamar, Baydhabo iyo Afgooye.
KismaayoNews.com
cudurkan caafimaad ahaan maxaa faafiyo , dagaalka saameyn intee la eg buu ku leeyahay faafida cudurkan , maxey ka qabteen labada dhinac ee is dagaalaya arinkaan
dooda wey furan tahay
zaahidun
Posts: 211
Joined: Wed Jan 26, 2011 12:17 am

Re: 85 qof oo daacuun ugu dhimatay Isbitaal Banaadir

Post by zaahidun »

nadaafad darada magaalada iyo ayadoon qashinkii la qaadi karin ,sababtoo ah xabad habow ah iney kuugu dhacdo ayaa laga yaabaa , pharmacy xitaa ma jiro goobaha qaar oo waaba laga kala qaxay siiba xaafadaha hodon iyo howlwadaag ee xamar .taasna waxaa sabab u ah dagaalada ka jira magaalada muqdisho.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”