SSC Minister of Information, Kalshaal & Gambadhe.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

SSC Minister of Information, Kalshaal & Gambadhe.

Post by Babygirl- »

wasiirka warfaafinta ssc oo wareysi siiyay idaacada voa puntland sowtay lahayd somaliland waa walalahayo gormay colooben(dhagayso)

wasiirka warfaafinta maamulka ssc cumar jaamac saleebaan oo idaacada laanta afka soomaliga wareysi siiyay wareysigaas oo uu kaga waramayay xaalada dagaalkii shalay ka dhacay degaanka gambadhe waxaana warsiirku uu sheegay in uudagaalkasi u dhexeeyay maamulka ssc iyo maamulka lamagac baxay somaliland,

dhagayso

isha wararka boocame.com

xamse xasan geelle

buuhoodle somaliya

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC Minister of Information, Kalshaal & Gambadhe.

Post by Babygirl- »

Ka dib dagaalkii cuslaa ee shalay dhexmaray maleeshiyaadka soo duulay ee SNM iyo ciidamada xaq u dirirka SSC, ayaa maleeshiyaadka SNM oo ka baqaya mujaahidiintii gacanta kululaa ee Kalshaale inay dhanka Laamiga aadaan waxya madaafiic ku garaaceen jiida Kalshaalle oo ay xalay ka soo durkeen dhanka Qoorilugud.

Markii ay soo gameen dhawr Hoobiye ayaa sida wararku sheegayaan lagu baxay, waxayna noqotay in ay daba jeedshaan, maadaba aysan weli ilaawin casharkii loo dhigay.

Maleeshiyaadkan oo shalay markale ku jabay dagaal ay ku qaadeen jiida Tukoraq ayaa hada waxay aad uga wel wel qabaan in Ciidamadii kalshaale oo ah kuwo ay si weyn ugu riyoodaan inay u digo rogtaan dhanka Laamiga.

http://horufadhi.com/2011/05/31/warar-k ... kalshaale/
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC Minister of Information, Kalshaal & Gambadhe.

Post by Babygirl- »

xalaada magaalada laascanod iyo tukaraq oo labadaba laga dareemayo xaalad dagaal oo tii hore ka duwan iyo gurmad labadaba ku soo qulqulaya

xaalada deeganadii uu daagalku ka dhacay shalayto duhurimadii

ayaa ah maanta illaa caawa mid degan mana jiraan wax dagaal ah

oo danbe oo ka dhacay deegankaas gambadhe,

dagaalkan ayaa waxaa uu udhexeeyay ciidamada ssc iyo kuwa somalidiidka

khasaaro badana gaystay oo mid nafeed iyo mid hantiyeedba waxaana

maanta goobahaasi illaa maanta cawa laga dareemayaa sansaan colaadeed,

sidoo kale magaalada laascaanod ayaa waxaa laga dareemayaa xaalada dagaal

yadoo lasheegay in ciidamo gurmada oo ku sii qulqulaya aaga dagaalka sida ay

noo xaqiijiyeen dad ku sugan magaalada laascaanood,

waxaa sidoo kale dhinaca tukaraq ay noo xaqiijisay inay ciidamo badani ay ku sii qulqulaya

aaga hore ee dagaalka ciidamadas oo ka imaanaya deeganada nugaasha iyo dhamaan tuuloyin

badan oo hoosyimaada magaalada laascaanod,

dhinacyada goobtaasi ku dagaalamaya ayaa waxaa ay yihiiin kuwo midba mida kale weerar ku tahay

waxaana ay noosheegen dadka deeganka tukaraq jooga xaaladu inay tahay mid sii adkaanaysa

maadama ay ciidamada ssc soo ciidan aruursadeen kuwa ka soo horjeedana ay soo ciidamo aruursaden,

magaalada laascaanod ayaa marka uu deeganada ku dhaw dagaal ka dhaco ama magalada gudaheeda

cid lagu dilo laga dareemi jiray xaalad qalafsan oo ay ciidamada somalidiidku kula kici jireen

dadkaasi yagoo ugaysan jiray xarig bandow ay ku soo rogaan magaalada,

hadaba ma dhicin sidiii looga bartay ciidamada soomalidiidka inay u cabudhiyaan shacabka gobolka sool

walaw ay wararku noosheegayaan ciidamo badan oo police ah in lagu qubay magaalada

oo ay taagan yihiin wadooyinka suuqa kuwa xaafadaha,

sikastaba ha.ahaatee xaalada deeganka gambadhe ayaa waxaa ay tahay mid tii hore ka qalafsan

maadaama ay ciiidamada ssc ay diyaar u yihiin inay magaalada laascaanod galaan kuwa somalidiidkuna

ay rabaan inay deegaamo hor leh oo gobolka sool ka mida qabsadaan,

buuhoodle somaliya
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: SSC Minister of Information, Kalshaal & Gambadhe.

Post by Knight of Wisdom »

This is what Keyse_0208 said. Could it be true? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Keyse_0208 wrote:So yesterday the sland troops launched an offensive on the ragtag ssc militia and captured some and chased the rest towards where the pland troops where stationed.then the pland troops thought the ssc running towards them were sland troops and opened fire on them and killed a few :lol: :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: SSC Minister of Information, Kalshaal & Gambadhe.

Post by Babygirl- »

Knight of Wisdom wrote:This is what Keyse_0208 said. Could it be true? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Keyse_0208 wrote:So yesterday the sland troops launched an offensive on the ragtag ssc militia and captured some and chased the rest towards where the pland troops where stationed.then the pland troops thought the ssc running towards them were sland troops and opened fire on them and killed a few :lol: :lol: :lol:

Huunadi baa ugu soo sheekeysay.. :lol: :lol: :lol: :lol:


Puntland Administration's Betrayal of the SSC People-
Lasanod Online. Tuesday, May 31, 2011




Press Release,(NSUM)- Puntland administration´s Press Release posted on the Somali websites on May 30th may be diabolical and despicable..

but it comes as no surprise given its history of betrayal and backstabbing.

It lambastes the SSC freedom fighters, whom it depicts as "anti-establishment elements", for "infiltrating" the area between "Puntland's defence line at Tukaraq and the Lasanod district" with the intention on the one hand to "stir provocation leading to open conflict between Puntland and Somaliland" and on the other hand to "divert Puntland Defence Forces engaged in a war against Al Shabaab terrorists in the Golis Mountains, west of Bossaso".

When all that the SSC liberation forces have done is to exercise their inalienable right to remove the occupying oppressive SNM secessionist militia forces from their own SSC regions, a number of incontestable conclusions can be drawn from ´ Puntland administration´s press release and its stab of the SSC people in the back at a time when it needed its solidarity. First, it reveals in no uncertain terms Puntland administration´s dismissive and total disregard of the SSC people, their aspirations and their struggle to liberate themselves from the occupation. Secondly, it sees the occupied SSC regions as nothing more than a "defense line", or more accurately as a buffer zone against predatory expansionist Somaliland.

Thirdly, Puntland administration´s perception of the freedom fighters as "anti-establishment elements", presumably against the occupying Somaliland, and its allusion to the fight against Al Shabaab elsewhere is meant to tar the SSC freedom fighters the stigma of terrorism, plainly playing to the ears of the USA and their expected support for Abdirahman Faroole in the forthcoming presidential election. Fourthly, Puntland administration´s, having in the first place given away the SSC regions to Somaliland by failing to defend them, and far from having any intention of liberating them now or in the future, is now openly allying itself with the occupying Somaliland militia to defeat the freedom fighters, thereby denying the SSC people to be free and to be part of Somalia. Fifthly, Puntland administration´s ministration affirmation that the area of Tukaraq is its defence line, and by implication the rest of the SSC regions are its buffer zone against predatory expansionist Somaliland, is an admission that the SSC regions are not part of Puntland.

Nothing is new about the above statements and conclusions. They have been the unspoken Puntland administration´s stance until now. What is new this time is that they have been clearly set out in a document emanating from the Puntland State of Somalia. This blatant betrayal of the SSC people cannot be laid solely at the door of President Abdirahman Faroole. All the members of the Puntland administration´s establishment hailing from the SSC regions, who have been conspicuous since the occupation for their self-serving slavish support to Puntland administration´s betrayal of their people, bear most of the blame for the SSC blight. For the SSC people, this rude shock therapy from Puntland administration´s should be a salutary lesson for them that the time has come to end their delusion that they are part of Puntland and form their own regional administration. The alternative is the disappearance of the SSC regions and people as distinct entities of Somalia. Future generations will never forgive us if that was allowed to happen.

Executive Committee,
NSUM
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: SSC Minister of Information, Kalshaal & Gambadhe.

Post by Knight of Wisdom »

Babygirl- wrote:

Huunadi baa ugu soo sheekeysay.. :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: , of course I didn't believe it, but it was damn funny. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”