Drama involving Somalis...Edited

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Drama involving Somalis...Edited

Post by Warsan_Star_Muslimah »

Voltage wrote:Translation for Warsan:

Sheekada sidan bay u dhacday.

Anigoo qado kasoo socdo, ayaan waxaan arkay buuq ka taagan jidkaan ku socday geeskiisa kale, markaan gaaray ayaa naag madow ah ila hadashay. Waxay ii sheegtey in laba wiil oo yar jidka dhexdiisa lagu baaray oo laguna yiri xataa surwaalka siiba. Naagta aad ayay u niyad jabtay waxaana ka muuqatay caro xoogleh. Waxay igu tiri bal arag wiilasheena yar yar waxay ku samaynayaan nimaanka cansuriga ah waa madownimo daraadeed waxay sidaa u samaynayaan. Ka bacdi markaan wiilasha si fiicen u eegey ayaan waxaan gartay wiilal Soomaali ah inay yihiin, yaab ayaa igu dhacay markaas baan ilaahay ka baryay inaysan wax xun samayn. Siday naagta ii sheegtey wiilasha waxba maysan samayn oo keliya dukaan macmacaan ah ayay wax ka gateen ka bacdine waa lagu booday markay albaabka kasoo baxeen. Waxaa kaloo meesha taagna nin madow ah oo isna askari ah, oo isaguna ka caraysanaa sidaa wiilsha loola dhaqmayay maadama iyaga oo waxba samayn in lagu yiri istaaga surwaalkana siiba sida inay wax soo dhaceen. Waxoo kale iyaduna meesha taagneed naag kaloo madow ah, iyo waliba jamac baa meesha iska soo xaadiriyey oo intuba askarti caayay oo afka kula daagalayay. Jamacu waxay u badnaayeen naago madow ah oo qaylinayay "waxaan baad mar walba wiilasheena ku samaysiin, maba nafisi karaan sida dhalinyarada qowmiyadaha kale." Sidaa ha ahaatee, waxaan la hadlay wiilasha anigoo ka war sugaya bal cadaalad inay u timaada ka bacdine cadaaladi baa timid oo waxay noqotay in wiilasha laga been sheegtay. Jamacu meesha taagnaa niyad jab saaid ah ayaa ka muuqatay wiilashu mid ka mid ahne isna xanaaq baa ku dhacay. Shaqsiyan, anigu lama jaanqaadin xanaaqiisa marka aayar baan af-Soomaaligu ugu sheegey "magaciina siiya iyo xaajadu siday u dhcday maadama laydin ka been sheegtey ayagaa idin sii daynayee". Si kastaba ha ahaatee, wiilasha waxaa ku dhacday taariikh aysan waligood iloobi doonin, maadama iyagoo wiilal yaryar ah inay barteen askarta, waliba kuwa cadaanka, inay cansuri yihiin. Askarta naftooda waan u xumaaday waayo sida loo bahdilay. :lol: Anigu mar kasto waan ka xumaadaa in qof lagu goobto. OMG OMG lakin, intaan qoraalkaan ku guda jiray, waxaan xasuustay wajiga wiilasha mid ka mid ah! Waa qaraabo bisinka! Waa inaan walaashi hada u tagaa oo soo ogaadaa xaaladiisa. Inshallah.

Marka madoowga waa dad dhig qabo. Waxaan xasuusta beri laba Sikh ah i dhaceen (ilaa iyo haatan waan necbahay kuwaas) ka bacdine laba naag oo madow iska dhal ah baa iisoo gurmaday. :clap:
Last edited by Warsan_Star_Muslimah on Fri Jun 03, 2011 1:21 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Drama involving Somalis...

Post by Shirib »

PM me the sheeko in english :mrgreen:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Drama involving Somalis...

Post by garoweboy »

Please write it in English i can't read long Somali writing takes me for ever. :(
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Drama involving Somalis...

Post by Voltage »

I can translate for you
User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: Drama involving Somalis...

Post by Warsan_Star_Muslimah »

:lol: I can assure you its not that exciting dear. Waa iska sheeko involveenayo police, laabo Soomali wiil, iyo madowga areayda xanaaqayan - cause dharkee ee ka dhiigan wiilasha and wee fataashan (<--- Arabic word)

:|

Garowe,

We must, how do you think we'll learn? :( :x
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Drama involving Somalis...

Post by Advo »

Knowing Warsan

It most likely had to do with relationship, so maybe it's of a guy cheating on his wife with a gaalo chick, except the gaalo chick just happens to be a classmate of warsan, now warsan knows both the guy, his wife and her classmates and in conflicted about the event, she wants to tell the wife but the husband is a close tol and cant betray him like that. Now she is tossing and turning in bed. sux walle.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Drama involving Somalis...

Post by Knight of Wisdom »

Advo wrote:Knowing Warsan

It most likely had to do with relationship, so maybe it's of a guy cheating on his wife with a gaalo chick, except the gaalo chick just happens to be a classmate of warsan, now warsan knows both the guy, his wife and her classmates and in conflicted about the event, she wants to tell the wife but the husband is a close tol and cant betray him like that. Now she is tossing and turning in bed. sux walle.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Drama involving Somalis...

Post by garoweboy »

Advo wrote:Knowing Warsan

It most likely had to do with relationship, so maybe it's of a guy cheating on his wife with a gaalo chick, except the gaalo chick just happens to be a classmate of warsan, now warsan knows both the guy, his wife and her classmates and in conflicted about the event, she wants to tell the wife but the husband is a close tol and cant betray him like that. Now she is tossing and turning in bed. sux walle.
:lol: :lol:

Warsan abayo i know how to read but i hate reading long stories but if its interesting i take my time reading it. :)
User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: Drama involving Somalis...

Post by Warsan_Star_Muslimah »

Voltage, Its alright mate. I want to learn, so this is like a punishment for me. I mustn't tell what I see if I can't write it in Somali.

Advo, silly twat. :roll: Men in my tol don't cheat they just get a second wife. :)

-Anywho, I swear to you dadka madowga aa arkey dhiig baay qaban. :up:
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Drama involving Somalis...

Post by BlackVelvet »

Warsan_Star_Muslimah wrote::lol: I can assure you its not that exciting dear. Waa iska sheeko involveenayo police, laabo Soomali wiil, iyo madowga areayda xanaaqayan - cause dharkee ee ka dhiigan wiilasha and wee fataashan (<--- Arabic word)

:|

Garowe,

We must, how do you think we'll learn? :( :x
:lol: :lol: :lol:

Warsan your Somali is really bad walaaley :lol:

Involveenayo - ku xisaabsan

areayda - huh?? xaafada?

I get what you mean coz I'm a Londoner and I know stop and search but dude! :lol:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Drama involving Somalis...

Post by Advo »

I dont understand were the two somali kids cowards? I dont care if they put a loaded gun to my head, I aint taking my clothes off to get sodomized, death sometimes is alot better than going through mental suffering for the rest of your life. Walahi billahi something like that would cause me to brutally murder the police, their family, their new born babies, and just about anyone that's close to them. Just thinking about it is making me angry.
User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: Drama involving Somalis...

Post by Warsan_Star_Muslimah »

BV,

Whatever lady. I'm trying here, but I have no patience when it comes to writing Somali. :down:

Anyways, I would've said ku saabsan, I would have never bother with xisbsaan.

Xafada seems close nooh. :lol: I need Somali for area, and not it ain't magaalo!

Advo,

You are so cute. I don't want to give you dhiig karkar, they were young boys like 14, and very innocent looking.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Drama involving Somalis...

Post by Advo »

Warsan_Star_Muslimah wrote:You are so cute. I don't want to give you dhiig karkar, they were young boys like 14, and very innocent looking.
is this in london?
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Drama involving Somalis...

Post by BlackVelvet »

It's good in aad ku qortid, like you said waa practise but it made me laugh a bit :P

Anywho what happened to wiilasha? If you refuse you get arrested innit?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Drama involving Somalis...

Post by Voltage »

Translation for Warsan:

Sheekada sidan bay u dhacday.

Anigoo qado kasoo socdo, ayaan waxaan arkay buuq ka taagan jidkaan ku socday geeskiisa kale, markaan gaaray ayaa naag madow ah ila hadashay. Waxay ii sheegtey in laba wiil oo yar jidka dhexdiisa lagu baaray oo laguna yiri xataa surwaalka siiba. Naagta aad ayay u niyad jabtay waxaana ka muuqatay caro xoogleh. Waxay igu tiri bal arag wiilasheena yar yar waxay ku samaynayaan nimaanka cansuriga ah waa madownimo daraadeed waxay sidaa u samaynayaan. Ka bacdi markaan wiilasha si fiicen u eegey ayaan waxaan gartay wiilal Soomaali ah inay yihiin, yaab ayaa igu dhacay markaas baan ilaahay ka baryay inaysan wax xun samayn. Siday naagta ii sheegtey wiilasha waxba maysan samayn oo keliya dukaan macmacaan ah ayay wax ka gateen ka bacdine waa lagu booday markay albaabka kasoo baxeen. Waxaa kaloo meesha taagna nin madow ah oo isna askari ah, oo isaguna ka caraysanaa sidaa wiilsha loola dhaqmayay maadama iyaga oo waxba samayn in lagu yiri istaaga surwaalkana siiba sida inay wax soo dhaceen. Waxoo kale iyaduna meesha taagneed naag kaloo madow ah, iyo waliba jamac baa meesha iska soo xaadiriyey oo intuba askarti caayay oo afka kula daagalayay. Jamacu waxay u badnaayeen naago madow ah oo qaylinayay "waxaan baad mar walba wiilasheena ku samaysiin, maba nafisi karaan sida dhalinyarada qowmiyadaha kale." Sidaa ha ahaatee, waxaan la hadlay wiilasha anigoo ka war sugaya bal cadaalad inay u timaada ka bacdine cadaaladi baa timid oo waxay noqotay in wiilasha laga been sheegtay. Jamacu meesha taagnaa niyad jab saaid ah ayaa ka muuqatay wiilashu mid ka mid ahne isna xanaaq baa ku dhacay. Shaqsiyan, anigu lama jaanqaadin xanaaqiisa marka aayar baan af-Soomaaligu ugu sheegey "magaciina siiya iyo xaajadu siday u dhcday maadama laydin ka been sheegtey ayagaa idin sii daynayee". Si kastaba ha ahaatee, wiilasha waxaa ku dhacday taariikh aysan waligood iloobi doonin, maadama iyagoo wiilal yaryar ah inay barteen askarta, waliba kuwa cadaanka, inay cansuri yihiin. Askarta naftooda waan u xumaaday waayo sida loo bahdilay. :lol: Anigu mar kasto waan ka xumaadaa in qof lagu goobto. OMG OMG lakin, intaan qoraalkaan ku guda jiray, waxaan xasuustay wajiga wiilasha mid ka mid ah! Waa qaraabo bisinka! Waa inaan walaashi hada u tagaa oo soo ogaadaa xaaladiisa. Inshallah.

Marka madoowga waa dad dhig qabo. Waxaan xasuusta beri laba Sikh ah i dhaceen (ilaa iyo haatan waan necbahay kuwaas) ka bacdine laba naag oo madow iska dhal ah baa iisoo gurmaday. :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”