Page 1 of 2
Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 8:13 pm
by Monsieur
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 8:35 pm
by DR-YALAXOOW
sxb Flashback Miyaa ka soo heshay videoga banaan baxaan?? flashback magacee ku gashaa? aniga waan ku qoraa meeshaas mar mar.
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 8:37 pm
by Voltage
Gumaysi ma rabna ku lahaa. They took her ass from a refugee, brought her to a civilized society where she gets welfare and she is still asking for more. How come welfare protests like this never happen in the US? Dadkaan need to be told to go to work maybe they will have less time to work around and ask for more entitlements.
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 8:43 pm
by Monsieur
DR-YALAXOOW wrote:sxb Flashback Miyaa ka soo heshay videoga banaan baxaan?? flashback magacee ku gashaa? aniga waan ku qoraa meeshaas mar mar.
Yeah i got it from Flashback
i read it almost everyday, they hate Somalis so much

Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 8:45 pm
by DR-YALAXOOW
Monsieur wrote:DR-YALAXOOW wrote:sxb Flashback Miyaa ka soo heshay videoga banaan baxaan?? flashback magacee ku gashaa? aniga waan ku qoraa meeshaas mar mar.
Yeah i got it from Flashback
i read it almost everyday, they hate Somalis so much

waan akhrinaayo caawa oo dhan flashback aniga xitaa , midka Somalisomalier magacaas wata somaali miyaa? maxay kuula tahay??
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 8:51 pm
by Monsieur
No i dont have an account there, and i have never posted there...
I just read it to have a laugh

Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 8:52 pm
by Monsieur
Look at their paranoia
https://www.flashback.org/sp30959372
They think we are secretly taking over

Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 9:10 pm
by DR-YALAXOOW
sxb waan akhriyey dhamaan waa ilaaa 14 bog, midka somaaliga ah Somalisomalier ayaa xoogaa difaacaya Somaalida. flashback xitaa carabta xitaa somaalida ayey kula goobtaan swedhishka cunsuriyiinta ah
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 9:12 pm
by Voltage
Dr Yalaxoow, in the US you cannot get welfare for more than 5 years and even that welfare is not enough to live with. Also, you still have to be either going to school or learning a skill in that 5 years. Ma oran kartaa dadkaan Europe baa kibrisay?
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 9:15 pm
by Monsieur
DR-YALAXOOW wrote:sxb waan akhriyey dhamaan waa ilaaa 14 bog, midka somaaliga ah Somalisomalier ayaa xoogaa difaacaya Somaalida. flashback xitaa carabta xitaa somaalida ayey kula goobtaan swedhishka cunsuriyiinta ah
Those arabs are Syrians, somaha?
i heard they hate somalis
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 9:20 pm
by DR-YALAXOOW
Voltage wrote:Dr Yalaxoow, in the US you cannot get welfare for more than 5 years and even that welfare is not enough to live with. Also, you still have to be either going to school or learning a skill in that 5 years. Ma oran kartaa dadkaan Europe baa kibrisay?
banaanbaxan is not about welfare money, its about somali family gurigoodii ayaa shirkadii laheeyd waxay tiri guriga dayactir ayaa lagu sameeynayaa, ee guri kalaa idin dajineynaa. marka dayactirkii markuu dhamaadey familkii somaaliga ahaa waa loo diiday inay gurigoodii ku noqdaan, waana sida sharciga sweden qabo. shirkadii guriga si uusan sharciga u qaban ayey waxay sameeyeen DACWAD been abuur ah ayey familkii soomaaliga ahaa ku fureen, dacmadaas oo ah caruurtiisa ayaa DAB ku shiday qolka qashinka lagu daadiyo.
xafiiska WELFAREKA AMA SOCIALKA ayeyna dacwadii gaarsiiyeen. SOCIALKII ayaa familkii waxay ku handadeen inay CARUURTA KA QAADANAYAAN.
marka banaanka lagu banaanbaxayo SOCIALKA xafiiskooda waa handadaada ay handadeed c aruurta ayaan ka qaadaneynaa familka ayaa soomaalida ka xanaajisay. EE MAAHA LACAG WELFARE I SII waxaas maaha,
welfare sweden xitaa waa ka ceeb. . as i said waa arin ka weeyn welfare, CARUURTIII INAY GAALADA QAADATO AYEY KA HOR TAGAYAAN BANAANBAXA.
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 9:21 pm
by DR-YALAXOOW
Monsieur wrote:DR-YALAXOOW wrote:sxb waan akhriyey dhamaan waa ilaaa 14 bog, midka somaaliga ah Somalisomalier ayaa xoogaa difaacaya Somaalida. flashback xitaa carabta xitaa somaalida ayey kula goobtaan swedhishka cunsuriyiinta ah
Those arabs are Syrians, somaha?
i heard they hate somalis
Haa carabta kirshtaanka ah ee isku magacaaba SYRIANS, ama assyrier aad ayey noo neceb yihiin, xitaa KURDI cayneysa soomaali waa ku arkaa flashback.
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 9:27 pm
by Voltage
Ok I got it.
DR-YALAXOOW wrote:
Haa carabta kirshtaanka ah ee isku magacaaba SYRIANS, ama assyrier aad ayey noo neceb yihiin, xitaa KURDI cayneysa soomaali waa ku arkaa flashback.
Are Ahmara Somali? Are Tigrey Somali? Are Oromo Somali? Assyrians are NOT Arabs. They don't even speak same language. Arabs are a people who speak Arabic. Assyrians are Christian Hebrews who speak Aramaic/Syriac. Their lands have just been taken over by Arabs and Muslims and they live from Israel to Iraq today.
Nabi Ciise his first language was Aramaic/Syriac. Dadkaan are not Arabs, they are ancient Jews who became Christian and they hate Arabs/Muslims.
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Thu Jun 02, 2011 9:30 pm
by Coeus
Its not about welfare, its about bringing their children to sweden, most of the children are stranded in addis abeba and other transit places. Because of the swedish goverment.
Re: Banaan bax ka dhacay Katrineholm
Posted: Fri Jun 03, 2011 4:07 am
by HELWAA
Acuudubilaah tuulada yar somali badana
Guumeysi ma rabno kulaha..naagto qaylo badana.
Jag förstår inte de här nya somalierna som har kommit hit nyligen.De kräver så mycket och tror att den här nya landet är skyldiga de nåt.