“Tayada iyo tirrada ciidanka daraawiishta iyo kuwa booliska gobolka Sanaag aad bay u liitaan” Taliyaha ciidanka bilayka ee gobolka Sanaag.
Badhan, June 03 - Taliyaha ciidanka bilayska ee qaybta gobolka Sanaag Gaashaanle Cawil C/raxmaan Guuleed ayaa dhaliilay tayada iyo tirrada ciidanka daraawiishta iyo kuwa booliska ee gobolka Sanaag.
Ciidanka ayaa in dhawaale ku jiray heegan buuxa, isla markaana fuliyey hawl-galo balaaran oo ku aadan ururinta canshuuraadka gobolka iyo adkaynta amniga gobolka Sanaag.
Gaashaanle Cawil oo u waramay idaacada Daljir ayaa sidoo kale ka hadley hawl-galo baaxad leh oo shaley ilaa maanta ay sameeyeen ciidanka ammaanka gobolku, kuwaasoo salka ku haya rabshado iyo iska-horimaadyo u dhaxeeya qaar ka mid ah dadka ku nool xaafadaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Gaashaanle Cawil waxaa kale oo uu sheegay in ay saldhiga dhexe ee Badhan xiligaan ay ku xireen dad kor u dhaafaya 46 qof oo uu sheegey in barri la soo taagi doono maxkamad si loo xukumo.
Taliye Cawil ayaa maamulka Puntland ugu baaqeyn in ay il gaar ah ku eegaan xaalada gobolka Sanaag, waxaana sidoo kale uu sheegey in shirka barrito ka furmi doona xarunta gobolka looga hadli doono arimo ay ka mid tahay xaalada ammaan ee gobolka Sanaag.
Maxamed C/laahi Cali "Kooshin"
Daljir Garowe.
daraawiishta iyo kuwa booliska gobolka Sanaag u liitaan
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 372 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 8297 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 754 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 532 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 8 Replies
- 1274 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 0 Replies
- 659 Views
-
Last post by Coldoon
-
- 6 Replies
- 962 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 1809 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 10 Replies
- 1285 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 15 Replies
- 3346 Views
-
Last post by Meyle