Page 1 of 1
Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Fri Jun 03, 2011 11:54 am
by AsadSL
Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Fri Jun 03, 2011 1:13 pm
by Mr_Alfaas
Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Fri Jun 03, 2011 1:16 pm
by djibsomali
Mr_Alfaas miyunaa ahayn dhulbantee soo lumay??
qoladaa sinlanyoo??
misseh anaa sixuun wax uu maqlay???
Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Fri Jun 03, 2011 1:21 pm
by Mr_Alfaas
djibsomali wrote:
Mr_Alfaas miyunaa ahayn dhulbantee soo lumay??
qoladaa sinlanyoo??
misseh anaa sixuun wax uu maqlay???
madaxweyne langadhe wa head leaderka yaroowe...

ee maaha lascanood...sidan maqley

Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Fri Jun 03, 2011 1:23 pm
by djibsomali
Aflaas oo ; wax aliyoo waxaa ii sheegtiid ee kuu sabsaan burco iyoo east of burco sidaa qurankaa ayaan uu aminsanyahay!!!
Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Fri Jun 03, 2011 1:26 pm
by Mr_Alfaas
djibsomali wrote:Aflaas oo ; wax aliyoo waxaa ii sheegtiid ee kuu sabsaan burco iyoo east of burco sidaa qurankaa ayaan uu aminsanyahay!!!
ma waxad rabta suldaan liqaaye in aad igu dirto
war niyow odayga wlaahi kolba meeel ba lagu shega.
1.garadag.
2.yarowe
3.burco.
4Laascaanod
5.qorilugud
6.Kalshaale

Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Fri Jun 03, 2011 3:47 pm
by KyrieJama
Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Sat Jun 04, 2011 10:52 am
by JeyR
ceebay tacaal.. ninkani 1991-1998 wuxuu taageersanaaa somaliland, 1998-2007, wuxuu taageersanaa puntland. 2007- ilaa iminkana wuxuu taageersanyahay somaliland (again) markaa anigu isaga lama yaabani oo waa nin lacag jecel, laakiin waxaan la yaabanahay kuwa wax ka dhagaysta. caruurtiisa baanu america wada deganahoo, maba maqli karaanba... inaadeerkii wuxuu yidhi waa sida telephonkoo kale oo marba cidii lacag ku shubataa ka hadalsiisa..
Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Sat Jun 04, 2011 10:57 am
by Barkhadd
wasiirka warfaafinta somaliland xaabsade

Re: Xaabsade with Waxgarad in Lascanood
Posted: Sun Jun 05, 2011 8:28 am
by CORRUPTION
This man put it all on the table
