Abdalla11, kulahaa aniga saas majecli iyo saan jeclahay. War aniga allah nin rag iga dhigay. Meesha ugu nebcayahay ayaa warar ku qora sxb. Ninka aduunka ugu karaahsado. Waa ninka si ficaan ula hadlo cabsi inaa yaso aan kacabsanaayo. Maxaa si ka ah Cabdalla11. Change man.
Waryaa. Aniga 20 second ayaa fiiriyay kaliyo. What? Ma islaweyniyaa mase doqonimo kugu weynaatay. Come on. I come to your website ma aha inaa suubisan karin. Laakiin wax qabweyni ah iguma jirto. My name is Saciid Afisoone.
Cumar labasuul come on man you and Abdalla are the same. Walaahi inaa iga weyntihiin ma ogiyee igama yaridiin. Start share you feeling and stop those egos.
Nin aan Saaxibanahay ayaa maalin dhoweyto aan sheekeeysaneeynin. Wuxuu iga sheekeenaaye nin website leh oo magaciisa aan rabin inaa sheego xan ayee igu noqoneeysaa. Wuxuu dhahay Islaweynidiisa aad ula fajac mar marka qaarkood ayuu dhahay. Markaas ayaa dhahay maxaa dhacay. Markaasuu dhahy wuxuu leeyahay website la dhaho Raxanreeb.com.





Sidaan u qoslaaye aan qoslaaye sarajooga ayaa ka dhici rabay. Marka somalida faan meel qaldan ayee ka gashay. Allahuma iga ilaali wax kasto islaweyni ah Walaahi.