gabay baa ii haya

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

gabay baa ii haya

Post by samadoon-waaxid »

Cada gabayga Caliyow horaa Calanka laysaaray

Caawase Calow Curashadeed uma Cilaalnayne

Cindigayga waayahan magalin Cigasho maansoode

Nina Caadadii kamatagiyo Camaladiisiiye

Carab wuxuu kadhowraba marbay laabtu Curataaye

Ana Camalkay weeyoo murtida waan Cutubiyaaye

OO Caarif gabay baan ihiyo Caamir xoogsadaye

Bal aan Curiyo maansada Cirkoo da,aya aad moodid 8-) :up:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: gabay baa ii haya

Post by ciyaal_warta »

waxaan soo xasuustay xarfaanki reer xamarka ahaay oo waqti sayid AUN dhahay" sayidoo gabayaa i haayooo " :lol: :lol: :lol: :lol:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: gabay baa ii haya

Post by samadoon-waaxid »

now who wants to battle this out with abwaan samadoon and start Snet gubaa series ? 8-)
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: gabay baa ii haya

Post by samadoon-waaxid »

ciyaal_warta wrote:waxaan soo xasuustay xarfaanki reer xamarka ahaay oo waqti sayid AUN dhahay" sayidoo gabayaa i haayooo " :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:
ma kii yedhi faraska sayidkaan amaanayaa? :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: gabay baa ii haya

Post by Knight of Wisdom »

samadoon-waaxid wrote:
ciyaal_warta wrote:waxaan soo xasuustay xarfaanki reer xamarka ahaay oo waqti sayid AUN dhahay" sayidoo gabayaa i haayooo " :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:
ma kii yedhi faraska sayidkaan amaanayaa? :lol:
:lol: :lol: Ma Faraskii Xin-Finin?
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: gabay baa ii haya

Post by ciyaal_warta »

samadoon-waaxid wrote:
ciyaal_warta wrote:waxaan soo xasuustay xarfaanki reer xamarka ahaay oo waqti sayid AUN dhahay" sayidoo gabayaa i haayooo " :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:
ma kii yedhi faraska sayidkaan amaanayaa? :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: haa
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: gabay baa ii haya

Post by Hyperactive »

ciyaal_warta wrote:
samadoon-waaxid wrote:
ciyaal_warta wrote:waxaan soo xasuustay xarfaanki reer xamarka ahaay oo waqti sayid AUN dhahay" sayidoo gabayaa i haayooo " :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:
ma kii yedhi faraska sayidkaan amaanayaa? :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: haa
lol deetana moho yiri?
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: gabay baa ii haya

Post by LobsterUnit »

man, am on dis gabay ting
brave like a geesi
shoot ting like messi
dey call me gaajo, but i aint got gasteri
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: gabay baa ii haya

Post by zingii »

^^^
:lol: :lol:

nice try breh but
now try it in somali. :up:
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: gabay baa ii haya

Post by LobsterUnit »

geesinama gusha laku keena
gabay iyo gafur ba gabagaba
gashanti ba guul
gedaha wa timir
geeska afrika :up:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: gabay baa ii haya

Post by ciyaal_warta »

hyperactive wrote:]
Ciyaal_warta wrote:
Samadoon wrote:
:lol: :lol:
ma kii yedhi faraska sayidkaan amaanayaa? :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: haa
lol deetana moho yiri?
waa hilmaamay laakin wax qosol badan bey aheed :lol:
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5892
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: gabay baa ii haya

Post by waryaa »

this is a bad time for such a topic! I am still recuperating from afisoon'e stunt... lol The word gabay makes me wanna throw up :mrgreen:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: gabay baa ii haya

Post by zingii »

afisyoone is a character. :lol:

the gabay stunt he pulled on us had me laughing for quite some time runti.
Spursman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1831
Joined: Sat Apr 04, 2009 2:31 pm

Re: gabay baa ii haya

Post by Spursman »

:lol: :lol: :up:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: gabay baa ii haya

Post by kambuli »

Samadoon Waaxid,

If that gabay is from you..Then I have a lot of respect for you :up: Wow...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”