
Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
The proud culture of Rer Waamo, Rer Ogadenia step aside awowgiin la gub you have been dethroned.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)


- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
innallilah! wahaba ika daran their accent.lol
wey ika somali hunyiheen.
wey ika somali hunyiheen.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
wtf,this looks like a shirib song oo goobilow lagu ciyaarayo



- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
war wahan daanto ma ha. wey is logoynaya.samadoon-waaxid wrote:wtf,this looks like a shirib song oo goobilow lagu ciyaarayo![]()
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
War saar dheh ,waxani dhaanto ma ahee. Saar baa laga ciyaaraa waamo.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
Waryaadha saarku muuna ahayn wax dadka wal-waalan lagu akhriyo.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
waan arkaa inay magacaa wadato, anaga waa noo wada dhaanto.Waa dhaantadooda u gaarka ah magacay rabto ha wadatee tani dhaantadaan naqaanay inayna ahayn waan arkaa.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
war maya tani waa ciyaarta reer waamaha reeraha heer in loo kala turjumay gaadhay.ina aadan wrote:Waryaadha saarku muuna ahayn wax dadka wal-waalan lagu akhriyo.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
War rer waamuhu waa yara gudhuu ilen.hanqadh wrote:war maya tani waa ciyaarta reer waamaha reeraha heer in loo kala turjumay gaadhay.ina aadan wrote:Waryaadha saarku muuna ahayn wax dadka wal-waalan lagu akhriyo.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
War maya reer waamuhu somaligoodu ma xuma walee.
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
Ma garanayee,waxaan maqli jidhay reer waamo leh saar beynu ciyaarnaa,weligey ma maqal iyagoo leh dhaanto.ina aadan wrote:Waryaadha saarku muuna ahayn wax dadka wal-waalan lagu akhriyo.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
saarkaa weeye anaa dhaanto u turjumtay, dhaanto maxay iyagu ka garan geeleenuba isma arkaan.
dhaantada wadankeenaba qoloba ama gobolkasta iyo reer walboo isku muuqda dhaanto cusub buu la yimaadaa sanad walba.
dhaantada wadankeenaba qoloba ama gobolkasta iyo reer walboo isku muuqda dhaanto cusub buu la yimaadaa sanad walba.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
Waxan waydiin mid reer Caamira
oonu darisnahay, oo igu yidhi reer waamuhu haday maqlaan saar way washaan.

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Reer Waamo Jamming to Dhaanto(Video)
ina aadan wrote:Waxan waydiin mid reer Caamiraoonu darisnahay, oo igu yidhi reer waamuhu haday maqlaan saar way washaan.



-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 2872 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 3346 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 5 Replies
- 2297 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 5 Replies
- 2052 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 5 Replies
- 2053 Views
-
Last post by Addoow
-
- 3 Replies
- 2389 Views
-
Last post by COSTA
-
- 21 Replies
- 6362 Views
-
Last post by DUFAAN_
-
- 4 Replies
- 4000 Views
-
Last post by original dervish
-
- 237 Replies
- 72363 Views
-
Last post by Kafkaesque
-
- 9 Replies
- 1496 Views
-
Last post by Expresso