"Ali Mahdi and dumping nuclear waste in Somali waters'!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

"Ali Mahdi and dumping nuclear waste in Somali waters'!

Post by Pwani »

Ali mahdi made an agreement with foreign mafia! they were paying him $250 each ton of the deadly toxic that he buries in somali waters.
Ezio Scaglione oo ah nin talyaaniya, ahaana ninkii uu Cali Mahdi u magacaabay daljiraha soomaaliya ee u fadhiya soomaaliya waddanka Talyaaniga, markuu madaxweynaha ka ahaa soomaaliya. Ninkaan isaga oo ka faaìidaysanaya xilkaas ayuu shirkad walba oo talyaani ah oo sunta doonaysa inay iska qaaddo wacay oo u sheegay inuu hayo waddan uu ku daadiyo sunta, qiimo yarna sheegay. Ninkaan wuxuu u xilsaarnaa inuu soo uruuriyo sunta, kuna qanciyo warshadaha haddii la waydiiyo meesha uu u wado inuu yahay daljiraha soomaaliya una wado soomaaliya oo laga sameeyey meel qashinkaas lagu kaydiyo, una haysto warqad sharci ah. Ninkaan marakan wuxuu deggan yahay jasiirad ku taal waddanka Haiti oo sheegtay inuu isagu leeyahay, doonayana in dunida u aqoonsato
http://puntlandi.com/?p=15580
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”