Museveni arrests indhocadde
Posted: Tue Jun 07, 2011 8:32 am
Khilaafka u dhexeeya hogaanka Kooxda Riddada Somaliya ayaa saameyn ku yeeshey saraakiil hoosaadyada kooxdaasi ee gaalada u shaqeeya.
Ilo wareedyo ay heshay AmiirNur Media ayaa xaqiijinaya in dowlada Uganda ay xabsiga dhigtay hogaamiya kooxeedka Yuusuf Indho Cadde.
Sida wararku sheegayaan Shariif Sheekh Axmed oo saaxiib gaar ah la ah Moseveni ayaa Uganda ku amray in ay talaab ka qaadaan Indho Cadde.
Xabsiga magaalada Kampala ayaa lagu arkay Indho Cadde oo gacmaha ka Katiinadeysan islamarkaana ay su'aalo weydiinayaan sirdoonka Uganda waloow aan weli wax Maxkamad ah lasoo saarin.
Shariif Sheekh Axmed ayaa ka carooday lasafashada Indho Cadde uu lasaftay Shariif Xasan Sheekh Axmed isagoona dagaalkii dhawaan ka dhacay Afrikan Filaj ku tilmaamay in ay gacan weyn ka gaysteen Maleeshiyo beeleed taabacsan isaga iyo Goobaanlle.
Dagaal Oogayaal badan ayaa ugalay shariif Xasan oo xafiiltan siyaasadeed kala dhexeeyo Shariif Sheekh Axmed arrinkaasi oo taabtay dowladda Uganda oo ciidankeeda ilaaliyaan kooxda Riddada, waa markii 2-aad ee Indho Cadde lagu xiro gudaha dalka Uganda sanadii 2009-ka ayaa sidaan oo kale xabsiga loo dhigay isagoo wasiiro dowle ah.