Page 1 of 2

Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 3:19 pm
by AhlulbaytSoldier
Faah faahin ka soo baxeysa kulankii Shariif iyo Farmaajo

Kampala: (Sh. M. Network) Waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxeysaa kulan wali la isku mari weysanyahay oo magaalada Kampala ee xarunta wadanka Uganda ku dhexmaraya madaxweynaha dowladda iyo Ra’iisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya.

Kulankaani oo mudo saacado ah qaatay ayaa bilowday galinkii hore ee maanta waxaana talooyin isku dhaafsanaya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaare Max’ed Cabdullaahi Max’ed (Farmaajo), iyadoo la sheegayo in labada masuul ay isku mari la’yihiin waxyaabaha ay ka wadahadlayaan.

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka oo kusugan Magaalada Kampala ayaa Shabelle u sheegay in kulanka wagijiisii koowaad ay isku mari waayeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha taasi oo keentay in mar kale galabta kulankooda uu dib uga bilowday magaaladaasi.

Qodobada la isku mari la’yahay ayaa xildhibaanadu waxa ay ku sheegeen in ay ka mid yihiin talo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu u jeediyay Ra’iisul wasaare Farmaajo oo ku aadan in uu iscasilo taasi oo uu si weyn uga soo horjeestay Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha uu soo jeediyay in wasiiro cusub lagu daro xukuumadiisa balse uu aad uga soo horjeedo iscasilaada, halka warar kalana ay sheegayaan in gudoomiyaha Barlamanka oo isaga iyo Sheekh Shariif khilaafkoodu uu ka soo bilowday magacaabistikii Farmaajo uu dalbaday in 9 ama 6 wasiir laga siiyo xukuumada hadii la doonayo in hal sano oo dheeri ah loogu daro DKMG, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Kampala.

Warar aan la xaqiijin ayaa waxa ay dhinaca kale tilmaamayaan in hadii xukuumad cusub la dhiso madaxweynaha dowladda KMG uu isna doonayo in uu helo 9 wasiir sidaasina ay 18-ka wasiir u kala qaataan madaxweynaha iyo gudoomiyaha Barlamanka

Markii la arkey in madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ay kulamadooda isku mari la’yihiin ayaa waxaa la sheegay in ay dhexgaleen ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga iyo Madaxweynaha Uganda Yuweri Musafani.

Kulankaan saacadaha badan qaatay ee u dhaxeeya madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha DKMG ayaa waxa uu dib u dhigay kulan kale oo la doonayay in ay wada qaataan sedaxda masuul ee ugu sareysa dowladda KMG ee kala ah Madaxweyne Sheekh Shariif, Gudoomiye Shariif Xasan iyo Ra’iisul wasaare Farmaajo kaasi oo la doonayay in lagu soo afjaro khilaafka ka dhex jira madaxda dowladda.

Dhinaca kale wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in caawa la filayo in magaalada Kampala laga soo saaro warmurtiyeedkii ka soo baxay kulankii kooxda xiriirka Caalamiga ah ay ku yeesheen Magaaladaasi ee looga hadlay arimaha Soomaaliya.

Iam not surprised, there was no government to start with.
Even sharif and farmaajo are not on the same ideological level, one is pro-shariah islamist(sh.dalxis), the other one is pro-western law.

What is your say!

Re: Another dispute between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 3:26 pm
by Talo alle udaa
The dispute is far wider and greater. Scrolling across Somalia's map; there is a dispute between SL and PL being mediated by Ethiopia, a dispute between Ghandi and A/madoobe being mediated by Kenya, a dispute between members of Suufi movement recently settled in Ethiopia and finally the disputed you've mentioned above being mediated in the presidential palace of Uganda.

Re: Another dispute between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 3:28 pm
by AhlulbaytSoldier
Talo alle udaa wrote:The dispute is far wider and greater. Scrolling across Somalia's map; there is a dispute between SL and PL being mediated by Ethiopia, a dispute between Ghandi and A/madoobe being mediated by Kenya, a dispute being members of Suufi movement recently settled in Ethiopia and finally the disputed you've mentioned above being mediated in the presidential palace of Uganda.
:up:

Talo, even though you are alshabaab murtad. I have to agree with you on this one.

The koonfuris cannot think for themselves, they are controlled by higher forces.

Re: Another dispute between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 3:38 pm
by Talo alle udaa
HutuKing01 wrote:

Yaa kugu yiri alshabaab murtad baan ahey?

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 3:41 pm
by AhlulbaytSoldier
Chill, why do you get heartattack.
Ok you and somalimemo are not alshabaabs.

Back to the topic, the people in xamar needs better option than tfg.

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:07 pm
by kambuli
Somalinet forumers please mark my word...Let us watch very carefully what Huutu will say when a Habargedir president is elected..Just watch him that day..He won't be satisfied as long as a non-Habargedir is the president.of course we all know that these TFG stuff is not strong..Man! Give it a rest huuno and let us support any president regardless of his clan..In that case we may see our country one more time.. :?

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:14 pm
by Archerr
Who is Abdirahman Abdishakur? Is he a minister? I don't like this guy.

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:17 pm
by XimanJaale
Archerr wrote:Who is Abdirahman Abdishakur? Is he a minister? I don't like this guy.
he is the interior minister. A great guy and patriotic.

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:20 pm
by Archerr
XimanJaale wrote:
Archerr wrote:Who is Abdirahman Abdishakur? Is he a minister? I don't like this guy.
he is the interior minister. A great guy and patriotic.
Thanks. You sure about the Patriotic part? :lol:

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:24 pm
by XimanJaale
Archerr wrote:
XimanJaale wrote:
Archerr wrote:Who is Abdirahman Abdishakur? Is he a minister? I don't like this guy.
he is the interior minister. A great guy and patriotic.
Thanks. You sure about the Patriotic part? :lol:
yes, he was the one that stopped the parliaments to fly to nairobi. He is good politician.

Re: Another dispute between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:26 pm
by TheblueNwhite
HutuKing01 wrote:
Talo alle udaa wrote:The dispute is far wider and greater. Scrolling across Somalia's map; there is a dispute between SL and PL being mediated by Ethiopia, a dispute between Ghandi and A/madoobe being mediated by Kenya, a dispute being members of Suufi movement recently settled in Ethiopia and finally the disputed you've mentioned above being mediated in the presidential palace of Uganda.
:up:

Talo, even though you are alshabaab murtad. I have to agree with you on this one.

The koonfuris cannot think for themselves, they are controlled by higher forces.
B@stard murtad Hutuqueen STFU.

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:29 pm
by DR-YALAXOOW
its bulshit. haba yaraate ma jirto khilaaf u dhaxeeyo prime ministerka iyo madaxweyanaha.
khilaafka wuxuu u dhexeeyaa shariif sakiin(mooryaan) iyo madaxweyne sh shariif.

wareysigii shalay ee raiisal wasaarahana waad dhageysateen khilaafka waa shariif xasan iyo madaxweyne . raiiisal wasaraamaha wuxuu dhinac taagan yahay madaxweynaha. waana been abuur inuu jiro khilaaf u dhaxeeya madaxweynaha iyo PM ka

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:31 pm
by Shirib
Yesterday khilaaf was between President and Speaker with the PM on the Presidents side, and now it all turned around and its between the President and PM with the speaker on the Presidents side.

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:56 pm
by Voltage
Archerr wrote:Who is Abdirahman Abdishakur? Is he a minister? I don't like this guy.
Abdirahman Abdishakur is Habar Gidir/Cayr and was part of ARS/Djibouti with Sheikh Sharif and Sharif Hassan. He entered the parliament through the extra 200+ given to Sheikh Sharif and became a minister during Omar Abdirashid. Him and other ARS ministers like Fowzia, Hamza Burci, Juriile, etc were all snubbed by Farmaajo in the new cabinet composed of technocrats and since they have composed the core of the Sharif Hassan group.

I don't know anything about him personally but Ciyaal_Warta says he knew him when he was a refugee in Malaysia and he is the biggest tribalist and least nationalistic person out there. I remember reading one time that he joined the ARS-Djibouti and made way into Somalia while his asylum application in the UK was still being processed and when they found out, they rejected his application.

Re: Khilaaf Xooggan between pres & pm within socalled govt

Posted: Wed Jun 08, 2011 6:59 pm
by Voltage
XimanJaale wrote:
Archerr wrote:Who is Abdirahman Abdishakur? Is he a minister? I don't like this guy.
he is the interior minister. A great guy and patriotic.
You got the wrong guy.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur is the illiterate former minister of "international relations" under Cumar Cabdirashiid. The same guy who was accused of selling Somali territorial waters around Kismaayo to the Kenyans.