http://www.shabelle.net/article.php?id=7365
Leon Panetta waxaa uu sheegay in Al Shabaab ay doonayaan inay balaariyaan howlgaladooda si ay qaraxyo ugu gaystaan gudaha wadanka Maraykanka iyo Xarumaha dowladaha reer Galbeedka ay ku leeyihiin Geeska Afrika taasi oo uu sheegay in lagama maarmaan ay tahay in laga hortago.
walee USA wexey soo jimacsaneysaa sidey soomaali ku weerari lahayd . somali i lagoo so qaxa maahee talo kale malahan war yaa haya meel loo soo qaxo .
Somali militants aiming to attack abroad: CIA chief
Moderator: Moderators
Re: Somali militants aiming to attack abroad: CIA chief
mareykanka waligiis wuxuu raadsanayay marmarsiiyo fiican uu soomaali ku weeraro alshabab ayaana hada siinaya .
lakin arinta layaabka leh waa maxaa isku soo aadiyay waqtigan uu rabo PM inuu iscasilo iyo dagaalkan uu mareykanka waan ka hortagayaa uu leeeyahay .
maadama farmajo xoogaa jukeeyay lagana tuurayo miyuu rabaa mareykanka inuu badalo si uu usii wado dagaalka .
lakin arinta layaabka leh waa maxaa isku soo aadiyay waqtigan uu rabo PM inuu iscasilo iyo dagaalkan uu mareykanka waan ka hortagayaa uu leeeyahay .
maadama farmajo xoogaa jukeeyay lagana tuurayo miyuu rabaa mareykanka inuu badalo si uu usii wado dagaalka .
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 506 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 507 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 647 Views
-
Last post by newsbot
-
- 16 Replies
- 2969 Views
-
Last post by WARSAN2015
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 486 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 412 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by newsbot
-
- 6 Replies
- 1035 Views
-
Last post by QaxootiWaaxid
-
- 8 Replies
- 3479 Views
-
Last post by abodu
