gunther bischoss lover gives birth in jail while he is free

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

gunther bischoss lover gives birth in jail while he is free

Post by damu »

Hargeysa, 08 June, 2011 (Ogaal)- Marwo Saynab Xaaji Maxamed Gaas oo ah Guddoomiyaha Ururka Waddaniga ah ee Gaashaan oo u dhadhaqaaqa ama ka shaqeeya arrimaha Haweenka iyo Xuquuqda Aadamaha, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday inay weli Xabsiga ku jirto, isla markaana ilmo ku dhex ummushay Jeelka Haweenay reer Somaliland ah oo Maxkamadda Gobolka Hargeysa xukun ku wada ridday iyada iyo Nin Jarmal ah oo lagu eedeeyey inay anshax-xumo ku kaceen.
Hibaaq oo ah gabadh reer Somaliland ah oo xukun Maxkamadeed ku wada dhacay iyada iyo Nin dalka Jarmalka u dhashay 13 January 2011, kuwaasoo lagu soo eedeeyey inay ku kaceen falal Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida. Hase ahaatee, Ninka reer Jarmal oo lagu magacaabo Mr. Guntar Bischoss, laguna xukumay 4 sano oo xadhig ah iyo Ganaax lacageed oo dhan 10,000 oo Dollar-ka Maraykanka ah, ayaa si aan la shaacin ay Xukuumadda Somaliland u siideysay, ka dib markii ay Wefti Safarro ah oo tobaneeyo dal oo Yurub ah ka socda u raacisay, halka Gabadha reer Somaliland ee lagu magacaabo Hibaaq ay weli ku xidhan tahay Xabsi ku yaalla magaalada Gabilay oo ay dhawaan Wiil ku ummushay sida ay sheegtay Guddoomiye Saynab
Saynab, oo ka jawaabaysay su’aal laga weydiiyey sida loo siiddaayey Ninkii Jarmalka ahaa ee xukunka lagu riday iyo cidda siiddeysay, waxay tidhi; “Ninka Jarmalka ahi waxa uu ahaa nin dadkiisii iyo eheladiisii u yimaaddeen oo ay arrintiisa kala hadleen Somaliland. Markaa, waxa siideysay dee ciddii haysatay oo Somaliland ayaa siiddeysay oo raacisay Toban Safar oo arrinta ugu muhiimsan ee ay dalka u yimaaddeen ahayd arrinta Ninkaa Jarmalka ah.”

http://ogaalnews.net/?p=8505
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: gunther bischoss lover gives birth in jail while he is f

Post by AbdiWahab252 »

Shame !

FREE DEM HONIEZ :up:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: gunther bischoss lover gives birth in jail while he is f

Post by tightrope »

UTTERLY DESPICABLE!
:sland: :down:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: gunther bischoss lover gives birth in jail while he is f

Post by TheblueNwhite »

:sland: :up: :lol:
User avatar
gemini_snake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1938
Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
Location: staging an intervention @ liban ashkirs house

Re: gunther bischoss lover gives birth in jail while he is f

Post by gemini_snake »

gunter's reaction:

Image
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: gunther bischoss lover gives birth in jail while he is f

Post by CORRUPTION »

Somali comprehension is not your forte.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”