Page 1 of 1

pictures of the week south Revelation

Posted: Fri Jun 10, 2011 4:23 am
by FBISOMALIA
Image

Image

Image

Image

Image

Image
Halkaan waa xarunta ciidamada boliska ee degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho dhowaan ayaa xaruntaan waxaa la waregay ciidamada dowlada waxa ayna ka saareen Al-Shabaab.

Image
Halkaan waa Guryihii Afrikaan Fileg Dhowaan ayaa waxaa la wareegay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya waxaana horay ugu sunaa ciidamada Al-Shabaab

Image
Halkaan waa dhismaha xarunta golaha Shacabka Soomaaliyeed sida ka muuqata dayac aad ayuu u bur bursan tahay markana banaanka laga joogo laakiin gudaha xaruntaan way ka roontahay marka banaanka hore loo eego.

Image
Halkaan waa masaajidka isbahaysiga ee magaalada Muqdisho Masaajidkaan waxa uu ka midyahay masaajida ugu caansan magaalada waxa uu ku dhowyahay xarunta madaxtooyada, haatan aad ayuu u dayac tiran yahay.

Image
Halkaan waa isgoyska KPP ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya sida muuqata isgoykaan waa cidlo waxa ay noqday meel ay isku horfadhinjireen Al-Shabaab iyo dowlada laakiin dhowaan ayaa ciidamada dowladu ay la wareegeen.

Image
Sawirkaan waa muuqaalka guud ee magaalada Muqdisho oo meel kore laga qabtay waxaana muuqda qaybo badan oo uu ka midyahay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Image
Halkaan waxaa aag ay lahaayeen Al-Shabaab oo ku yaala meel ku dhow isgoyka KPP oo haatan laga saaray isla markaana ay ku suganyihiin ciidamada dowlada.

Image
Waa mid ka mid ah taangiyada ciidamada AMISOM oo xiligaan sii galaya Sarihii Afrikaan Fileg oo ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho

Re: pictures of the week south Revelation

Posted: Fri Jun 10, 2011 6:08 am
by Executive
Farmaajo :som: :up:

Re: pictures of the week south Revelation

Posted: Fri Jun 10, 2011 10:03 am
by gemini_snake
Executive wrote:Farmaajo :som: :down:
:up: