Page 1 of 1

DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:32 pm
by Amirsade
Image
Deg deg:Beesha Caalamka oo ka codsatay in uu is casilo Sharif Hassan iyo Shariif Hassan oo aqbalay. “Xog Hoose”
Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Shariif Hassan Sheikh Aadan iyo wafdi Xildhibaano ah oo ku sugan haatan wadanka isku taga Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay kulamo hoose uga socdeeyn asaga iyo Wafuud ka kala socoto Beesha Caalamka kaas oo looga hadlaya mudaaharaadyada loogaga soo hor jeeda Shariif Hassan ee ka dhacaya Gudaha Wadanka Somalia iyo wadamada dariska la ah.
Sida ay warbahinta badweyn.com u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Xildhibaano la socdo Shariif Hassan in Kulamada uu la qaatay Shariif Hassan Wafuuda ka socotay Beesha Caalamka looga hadlayay isbadalka cusub ee ka socda Somalia iyo sida ay muhiim u tahay in uu is kaga tago shaqado sababtoo ah in aysan dooneynin Shacabka Soomaaliyeed taas oo cadaadis xoog ah lagu saaray in uu is casilo taas ayaa ugu muhiim saneeyn kulankii saakay ilaa caawa socday ayuu xildhibaan Magaciisa ka gaabsaday u sheegay badweyn.com Lakiin ilaa hada macadam ayuu sii raaciyay barina waa la iskugu soo laabanaa kulankaan ayuu inoo sheegay.
“Wafuuda Beesha Caalamka ee Shariif Hassan ugu yeeray Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta waxyaabaha ugu waaweyn ay kala hadleeyn Shariif Hassan waxeey tahay in uu iska casilo Xilka Gudoonka Barlamaanka in uusan car qalad ku noqonin hanaanka cusub ee Dowlada qaaday iyo talaabada ay dhanka la dagaalanka Ururka xiriirka la leh Alqaacida ee Alshabaab sidaasi waxaa ugu xog waramay Shabakada badweyn.com Mudane ka tirsan Barlamaanka oo Shariif Hassan la socday kana qeyb galay Shirka uga socda Beesha Caalamka iyo Gudoomiyaha Barlamaanka wadanka Isu taga imaaraadka Carabta”.
Lakiin ilaa iyo hada warkaasi aan heleeyno ma cada sida ay ku suura galeeyso in uu shaqada is kaga tago Shariif Hassan Sheekh Aadan oo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ay ka banana baxeeyn shalay iyo maanta oo ayna sheegeyn in aysan dooneynin Shariif Hassan iyo Mahigaha u qaabilsan arimaha Somalia Qaramada Midoobay.
Isku soo wada duub warkaaani caawa naga soo gaaraya Magaalada Cajmaan ee Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa ah war lagu dajinaya Mudaaharaadyada hareeyay guud ahaan Wadanka Somalia taas oo ah in uu sii jooga xafiiska Ra’isul Wasaaraha Mahammed Abdulaahi Mahammed “Farmaajo” lagana codsaday Beesha Caalamka in aysan shacabka dooneynin Shariif Hassan iyo Mahiga.
Cabdulaahi Cabdi Xaashi
cabdulaahi_heeb@hotmail.com
Muqdisho-Somalia

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:34 pm
by Voltage
Honestly I heard the rumor four hours ago but I didn't want to jump the gun until it was confirmed. The rumors say he is to give his resignation letter tomorrow.

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:36 pm
by kismayogedojubaland
Farmaajo :som: :up:

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:38 pm
by union
VICTORY TO SOMALIS EVERYWHERE :som: :up:


:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:41 pm
by Amirsade
There is wadanimo everywhre even facebook. hadaa loo soo jeestay somalia.


"farmaajoow nooloow cadawgiisoow jab ka naxoow jab ku farxoow nooloow"

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:47 pm
by RovingMadness
Too much stuff happening at the sometime, hard to know what to believe

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:49 pm
by Talo alle udaa
don't worry, Meles/Musaveni crew will sort it all out :lol:

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 5:54 pm
by AhlulbaytSoldier
Either shabelle first then jowhar reports this or it never happened :up:

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 6:06 pm
by kambuli
Who knows the victory of Somalis is closeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee :som: :som: Unity :som: :som:

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 7:16 pm
by ciyaal_warta
RovingMadness wrote:Too much stuff happening at the sometime, hard to know what to believe

just like that muslim guy said its tooo fast for us to catch up :lol:

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 7:18 pm
by OliveOil
My father told me about it like several hours ago...that he was given three days inshAllah! Alhamdulilah :up: :som:

Re: DEG DEG: SHariif Sakiin OO Iscasilayo.

Posted: Fri Jun 10, 2011 10:00 pm
by SultanOrder
this would be great news :up: