Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Mr_Alfaas »

Markuu Arkay: Qodobka 90aad, faqradiisa (2)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda wayn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka, Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan hoos ku xusan, Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo,
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO)
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, faqradiisa (2)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda wayn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka,
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan hoos ku xusan,
Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo,
Markuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalka loo magacaabay.
Waxa uu maanta Digreetooyin Madaxweyne ku magacaabay Wasaaraddo Cusub iyo Wasiiradii xilalkaa buuxin lahaa sidoo kale waxa uu madaxweynuhu isku shaandhayn ku sameeyey Wasiirada iyo Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha Dalka, Halka uu madaxweynuhu Digreeto madaxweyne Xilalkii kaga qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska JSL iyo Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha, waxaanu madaxweynuhu Magacaabay Masuuliyiintii Xilalkaa buuxin lahayd.
Waxaanay kala yihiin sidan
NO
Magacyada Masuuliyiinta Cusub Magacaabida Wasaarada loomagacaabay
1 Cabdirisaaq Cali Cismaan Waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta
2 Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacmay) Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reer miyiga
3 Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan Waxa loo magacaaba Wasiiru Dawladaha Wasaaaradda Arrimaha Debeda
4 Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada
5 Cabdi Siciid Faahiye Waxa loo magacaaba Wasiirka Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka
6 Maxamed Saqadhi Dubad Waxa loo magacaaba Taliyaha Ciidanka Booliiska JSL
7 Xuseen Axmed Caydiid (Hore u ahaa Wasiirka Hawlaha Guud) Waxa loo magacaaba
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka
8 Ismaaciil Muumin Aar (Hore u ahaa Wasiirka Cadaalada) Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka
9 Maxamuud Raage Ibraahim Waxa loo magacaaba Agaasiamah Guud ee wasaaradda Arrimaha Dibeda iyo iskaashiga Caalamiga ah
10 Axmed Dalal Faarax Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada
11 Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Galaydh) Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka
12 Maxamed Faarax Xirsi Waxa loo magacaaba Agaasimaah Guud ee Wasaarada Deegaanka iyo Horu-marinta Reer Miyiga
13 Maxamed Sheekh Xasan Nuuriye Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horu-marinta
14 Siciid Axmed Jibriil Waxa loo magacaaba Agaasiamaha Guud ee Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta
Axmed Cilmi Barre Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dib-u-dejinta
16 Xasan Cabdi Madar Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada
Madaxweynuhu isagoo ixtiraam u haya ugana mahadnaqaya mudadii ay xilkaa hayeen balse sunaha dawladnimo ay ku jirto xilka qaadista iyo Magacaabiduba waxa uu xilalkii ay hayeen ka qaaday
No
Magaca Mudanaha Xilka laga qaaday Xilka uu hayey
1 Cilmi Rooble Furre
Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliiska JSL
2 Maxamed Ibraahim Madar
Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka
3 Siciid Cali Wayrax
Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah
4 Axmed Nuux Caalin
Agaasimihii Guud ee Hore ee Macdanta, Biyaha iyo Tamarta
5 Axmed Cabdilaahi Rooraaye
Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Dib-u-dejinta
Madaxweynuhu waxa uu Digreetooyinka Magacaabista, Xilka Qaadista iyo isku shaandhaynta ku amray masuuliyiinta ay khusayso in ay sida ugu dhakhsaha badan ula kala wareegaan Xilalka loo igmaday.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
IshaNews Media Group
Hargeysa Somaliland
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Cumar-Labasuul »

Liidarka Yiroowe maalmahan meel fiican ayuu naga wada :up: :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Mr_Alfaas »

Cumar-Labasuul wrote:Liidarka Yiroowe maalmahan meel fiican ayuu naga wada :up: :lol:
:lol: :lol: :up:

ma Somaliweyn :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Cumar-Labasuul »

Mr_Alfaas wrote:
Cumar-Labasuul wrote:Liidarka Yiroowe maalmahan meel fiican ayuu naga wada :up: :lol:
:lol: :lol: :up:

ma Somaliweyn :lol:
mayane dal cadaalad ey ka jirto iyo meel hore u soconaysaa 8-)
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Bohol iyo karaman »

Magacii chief Cabinetku waa shaqayn waayeey waxa loo bedelay wasiirka madaxtooyada.

Axmed Laangadhe wuxu dib uu soo celiyeey sheekadii wasiiru dawlayaashaa.

dhanka kale Dr. Gaboose xilkiisii waxa lagaa dhigay qafiif wayo waxa laa magcaabey wasiirkaa dib uu dejinta

Sido kale waxa xilkii loo qafiifiyeey Dr. Cabdi Aw Daahir hadii an baa shaqadii lagaa qaadiin, waxa laa magcaabay wasiirkaa Deegaanka iyo Horumarinta Reer miyiga.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Bohol iyo karaman »

Labadan nin iyamaa sareeyaa marka? which one is higher?

16 Xasan Cabdi Madar Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada
4 Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada

Xil laa magcaabo ayaa lagaa dhamaan layahay
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Bohol iyo karaman »

Magacyada Masuuliyiinta Cusub Magacaabida Wasaarada loomagacaabay
1 Cabdirisaaq Cali Cismaan Waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Reer Awdal Maybe Gudabiirsey
2 Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacmay) Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reer miyiga Warsangeli
3 Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan Waxa loo magacaaba Wasiiru Dawladaha Wasaaaradda Arrimaha Debeda Gudabiirsey
4 Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Habar Jeclo
5 Cabdi Siciid Faahiye Waxa loo magacaaba Wasiirka Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka
6 Maxamed Saqadhi Dubad Waxa loo magacaaba Taliyaha Ciidanka Booliiska JSL ARAB
7 Xuseen Axmed Caydiid (Hore u ahaa Wasiirka Hawlaha Guud) Waxa loo magacaaba
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka ARAB
8 Ismaaciil Muumin Aar (Hore u ahaa Wasiirka Cadaalada) Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka GUdabiirsey
9 Maxamuud Raage Ibraahim Waxa loo magacaaba Agaasiamah Guud ee wasaaradda Arrimaha Dibeda iyo iskaashiga Caalamiga ah
10 Axmed Dalal Faarax Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada
11 Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Galaydh) Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka
12 Maxamed Faarax Xirsi Waxa loo magacaaba Agaasimaah Guud ee Wasaarada Deegaanka iyo Horu-marinta Reer Miyiga
13 Maxamed Sheekh Xasan Nuuriye Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horu-marinta
14 Siciid Axmed Jibriil Waxa loo magacaaba Agaasiamaha Guud ee Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta
Axmed Cilmi Barre Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dib-u-dejinta
16 Xasan Cabdi Madar Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Rightwing »

Bohol iyo karaman wrote:Labadan nin iyamaa sareeyaa marka? which one is higher?

16 Xasan Cabdi Madar Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada
4 Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada

Xil laa magcaabo ayaa lagaa dhamaan layahay

Labada midna looma baahna :down:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Mr_Alfaas »

Rightwing wrote:

:lol: :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Rightwing »

Xirsi tooray baa marba shaadh cusub loo soo gelinayaa :lol: :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by Mr_Alfaas »

Rightwing wrote:Xirsi tooray baa marba shaadh cusub loo soo gelinayaa :lol: :lol:
niyow runti wuu u qalma xilkaas niyow waayao waa nin shaqadisa kasoo baxay

:up: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cabinet reshuffle by Madaxweyne Ahmed Langadhe

Post by LiQaaye_TDH »

Xirsi is a Halyey in my Book, his the only man reer Togdheer got, his the one that pressured the president to change the currency in Togdheer!!!

One thing confused thou, Dr Aw Daahir Position?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”