
Sabti, June 11, 2011 (HOL) – Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa beeniyay inay ruux haweeney ah u adeegsadeen dilka wasiirkii arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka ee Soomaaliya, iyagoo sheegay inay sariirtiisa ugu rakibeen qalabka dilay ayna howlgalku iyagu si toos ah u fliyeen
http://www.hiiraan.com/news/2011/Jun/wa ... -13863.htm