waan idin salaamay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
waan idin salaamay
BOOQASHO ayan idin ku soo booqde shaw meshan bad isku soo ururiseen hore uma arkin section kenee.... 

Re: waan idin salaamay
hej tönt

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: waan idin salaamay
wat......iga baandhee luqadaas.
Re: waan idin salaamay

salanta waan ka qadeey
maxa ku keenaay gedo section tolooow

mise aniga daradeey soo mahaan

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: waan idin salaamay
salaanta siwacan aya loo qaada.....
walaaladay Gedo ayan soo salaamay ma dhib baa jira.....raggi mesha masuulka ahaa meeyee.
kalay adna meshan mad iigaga so horeeyseyba....
walaaladay Gedo ayan soo salaamay ma dhib baa jira.....raggi mesha masuulka ahaa meeyee.
kalay adna meshan mad iigaga so horeeyseyba....

Re: waan idin salaamay
Mr_Alfaas wrote:salaanta siwacan aya loo qaada.....
walaaladay Gedo ayan soo salaamay ma dhib baa jira.....raggi mesha masuulka ahaa meeyee.
kalay adna meshan mad iigaga so horeeyseyba....
They are not online now.. raagii
Habartii Qoraxeey bees aa joogta halkan right now

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: waan idin salaamay
Dee hada mesha an isaga baxo hadi kale yaan danbi la igu soo oogine Inantayadi ayad Naga shukansatay yaan la odhanine
Qoraxay funny bad tahay.Islaan kulahaa

Qoraxay funny bad tahay.Islaan kulahaa

Re: waan idin salaamay

most people here find me annoying anywayz

haaye baal .. i hope they come online soon .. iyo inii lagu so dhaweeyoo
ku so dhawoow Gedo

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: waan idin salaamay
malaha way kaa hinaaseen hablihi mesha ayad cunaha ad qabatay,,,,,,
Wad ku mahadsantahay so dhaweyntada,
Gedo waa goboladan rabo in aan booqdo near future insha Allah
Wad ku mahadsantahay so dhaweyntada,

Gedo waa goboladan rabo in aan booqdo near future insha Allah

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: waan idin salaamay
Waan ku salaamay Madaxtooyada Beesha Ayuub ee Duriyada Isaaq
Ka waaran arinta axmed langadhe?
Ka waaran arinta axmed langadhe?
- OliveOil
- SomaliNet Super
- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: waan idin salaamay
Yaa yiri meeshaan rag baa maamulaan??? So Nabeela dumar ma ahan? She is a mod here...and since Qoraxeey and I post a lot on here (sometimes more than the guys)...then we, the dumar, should be recognized as the "maamuls" here..ya dig? 

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: waan idin salaamay
grandpakhalif wrote:Waan ku salaamay Madaxtooyada Beesha Ayuub ee Duriyada Isaaq
Ka waaran arinta axmed langadhe?

beesha Sade aad ayan idin salamay.....war bariidin iyo is xaal waraysi ban idin soo booqday maante siyaasad wa iga mamnuuc
Madaxweyne his Excellency Mudane Ahmed Langadhe hala daayo hormar ayuu keenee..

mudane farmaajo xilki ma wareejiyey

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: waan idin salaamay
OliveOil wrote:Yaa yiri meeshaan rag baa maamulaan??? So Nabeela dumar ma ahan? She is a mod here...and since Qoraxeey and I post a lot on here (sometimes more than the guys)...then we, the dumar, should be recognized as the "maamuls" here..ya dig?

ood sidey u kala sarayso aya loo kala qaadqaada.....meshan maba ogeyn in ay public ahyed private rooms ayan moodi jirey..anyways dumarkana wan idin wada slaamay meel kastana rag unbaa masuul ka ah Snet yaanay been idin sheegin

- OliveOil
- SomaliNet Super
- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: waan idin salaamay
Whatever Mr. uff rag maxay yahiin
lol
Anyways, Reer Xamarku waxay yiraahdaan "Canjeero sidee ukala korayso aa loo kala qaadaa!" Aan kuu micneeyo bal "Laxoox siday ukala sarayso ayaa loo kala qaadaa!"

Anyways, Reer Xamarku waxay yiraahdaan "Canjeero sidee ukala korayso aa loo kala qaadaa!" Aan kuu micneeyo bal "Laxoox siday ukala sarayso ayaa loo kala qaadaa!"

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: waan idin salaamay
War Dumarki maxa sidan u galay Uff daas unbay hayaan,Ragg waa kuwi idin dhalay kuwad la dhalaten iyo kuwad u dhaxaysan ama u dhaxdeeynba
wax waliba sharaf wuxu ku leeyahay marki meeshi loogu talo galay uu ku ekaado yacni dumarku sharaf bay leeyihin.
Reer xamarku kulahaa maxa rer xamar iga galay aniga
suaal...meshan yaa mods ama atoore ka ah

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 339 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 3 Replies
- 580 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 32 Replies
- 2740 Views
-
Last post by kadarre
-
- 7 Replies
- 745 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 3 Replies
- 439 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 1 Replies
- 333 Views
-
Last post by LeonidaS
-
- 4 Replies
- 727 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 6 Replies
- 545 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 32 Replies
- 3711 Views
-
Last post by Django