Page 1 of 2
waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:23 am
by Mr_Alfaas
BOOQASHO ayan idin ku soo booqde shaw meshan bad isku soo ururiseen hore uma arkin section kenee....

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:40 am
by qoraxeey
hej tönt

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:41 am
by Mr_Alfaas
wat......iga baandhee luqadaas.
Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:43 am
by qoraxeey
salanta waan ka qadeey
maxa ku keenaay gedo section tolooow

... Ayeeydaa aa ku dhalateey beled xawoo??
mise aniga daradeey soo mahaan

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:46 am
by Mr_Alfaas
salaanta siwacan aya loo qaada.....
walaaladay Gedo ayan soo salaamay ma dhib baa jira.....raggi mesha masuulka ahaa meeyee.
kalay adna meshan mad iigaga so horeeyseyba....

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:47 am
by qoraxeey
Mr_Alfaas wrote:salaanta siwacan aya loo qaada.....
walaaladay Gedo ayan soo salaamay ma dhib baa jira.....raggi mesha masuulka ahaa meeyee.
kalay adna meshan mad iigaga so horeeyseyba....

They are not online now.. raagii
Habartii Qoraxeey bees aa joogta halkan right now

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:50 am
by Mr_Alfaas
Dee hada mesha an isaga baxo hadi kale yaan danbi la igu soo oogine Inantayadi ayad Naga shukansatay yaan la odhanine
Qoraxay funny bad tahay.Islaan kulahaa

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:53 am
by qoraxeey
Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 5:58 am
by Mr_Alfaas
malaha way kaa hinaaseen hablihi mesha ayad cunaha ad qabatay,,,,,,
Wad ku mahadsantahay so dhaweyntada,
Gedo waa goboladan rabo in aan booqdo near future insha Allah

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 9:36 am
by grandpakhalif
Waan ku salaamay Madaxtooyada Beesha Ayuub ee Duriyada Isaaq
Ka waaran arinta axmed langadhe?
Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 10:11 am
by OliveOil
Yaa yiri meeshaan rag baa maamulaan??? So Nabeela dumar ma ahan? She is a mod here...and since Qoraxeey and I post a lot on here (sometimes more than the guys)...then we, the dumar, should be recognized as the "maamuls" here..ya dig?

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 1:12 pm
by Mr_Alfaas
grandpakhalif wrote:Waan ku salaamay Madaxtooyada Beesha Ayuub ee Duriyada Isaaq
Ka waaran arinta axmed langadhe?
beesha Sade aad ayan idin salamay.....war bariidin iyo is xaal waraysi ban idin soo booqday maante siyaasad wa iga mamnuuc
Madaxweyne his Excellency Mudane Ahmed Langadhe hala daayo hormar ayuu keenee..
mudane farmaajo xilki ma wareejiyey

(
kaftan)
Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 1:16 pm
by Mr_Alfaas
Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 1:25 pm
by OliveOil
Whatever Mr. uff rag maxay yahiin

lol
Anyways, Reer Xamarku waxay yiraahdaan "Canjeero sidee ukala korayso aa loo kala qaadaa!" Aan kuu micneeyo bal "Laxoox siday ukala sarayso ayaa loo kala qaadaa!"

Re: waan idin salaamay
Posted: Tue Jun 14, 2011 1:35 pm
by Mr_Alfaas
War Dumarki maxa sidan u galay Uff daas unbay hayaan,Ragg waa kuwi idin dhalay kuwad la dhalaten iyo kuwad u dhaxaysan ama u dhaxdeeynba
wax waliba sharaf wuxu ku leeyahay marki meeshi loogu talo galay uu ku ekaado yacni dumarku sharaf bay leeyihin.
Reer xamarku kulahaa maxa rer xamar iga galay aniga
suaal...meshan yaa mods ama atoore ka ah
