A young Man from the triangle aka north west somalia aka somaliland had the chance to graduate in Addis Abeba college of health science. Nothing particular about that however the young man graduated with honour and got scholarship to continue his nursing course to a Master standard (course will start this September 2011) Good luck to him.
However in hallucination triangle he is suddenly a Doctor (DR).
Doctor oow xaal qaadow!! Looooooooooooooooooool
The killer line is 4
1) Raiisal Wasraaaa Itoobiya Melez Zenawi oo Bilad daaab ah gudoosiiyay
DR. Axmed Shadi oo ka socday Somaliland
2) Xafladii qalinjabinta Saraakishii reer somaliland ee dhamaysatay Culluumta medicineka ama dhakhtarnimada ee jaamacada DEFENCE UNIVERSITY COLLEGE OF HEALTH SCIENCE oo lagu qabtay aqalka madaxtooyada dalka Ethiopia taariikhdu markay ahayd 11/06/ 2011 ayaa waxa ka soo qayb galay marti sharaf (Honorable guests) ugu horeeyo Ra’iisal wasaaraha jamhuuriyada dimuqradiga federalka Ethiopia Ato Melez Zenawi,
3) DR. Axmed Shadi wuxuu dhigay recordkii ugu sareeyay abid jaamacada soo mara oo ah cumulative cGPA of 3.98 inuu xidho
4) DR. Axmed Shadi waxa abaalmarin looga dhigay maaha keliya bilada dahabka ah balse inuu sii wado waxbarashada Master’s degree oo uu ka bilaabi doono dalka Ethiopia bisha September
5) DR. Axmed Shadi wuxuu runtii ka dhigay astaanta Somaliland lagu garto aqoon, karti iyo dedaal dheeraad ah iyo weliba isagoo Ahmed-shadi ku daray akhlaaq wanaag iyo xidhiidh smooth ah oo ku suntay magaca Somaliland. Waxaan aad iyo aad u xusuustaa sida xidhiidhiyaha xafladu uu ugu celcelinayay in ardayga bilada dahabka la gudoonsiiyay (Gold medalist)ku uu yahay Somalilander. Bal waxaad u fiirsataa halka laga sheegayo oo ah the bcapital city of Africa gaar ahaan the Palace ama guriga madaxtooyada Ethiopia oo ay joogaan boqolaal safiir iyo marti sharaf ka kala socday caalamka. Runtii Ilaahay magaciisa ha sareeysiiyo Ahmed shady wuxuu kor u qaaday magaca Jamhuuriyada Somaliland.
6) Waxaan sidoo kale xusuustaa khudbadii DR. Axmed Shadi ka jeediyay xafladii 18 may Addis Ababa.
7) DR. Axmed Shadi waxa sidoo kale lagu maamuusay xaflad heer sare ah oo ay u qabteen ardayda Somaliland
8) Waxaan sidoo kale la ilaawi Karin in Dr. Ahmed-shady uu yahay sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland.


source:
http://www.gabiley.net/pages/tDetails.p ... audioFile=
http://oodweynenews.com/news/80864-sark ... obiya.html[/


