Waxaa maanta baaqday kalfadhiga 25-aad ee golaha baarlamaanka Puntland oo lagu waday inuu sirasmi maanta uga furmo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Xildhibaan Burhaan Aadan Aw-cabdi oo katirsan baarlamaanka Puntland oo waraysi siiyay Horseed Media ayaa sheegay in baaqashadan ay salka ku hayso madaxwaynaha Puntland oo aan soo gaarin dalka,isagoona sheegay in dastuurka Puntland uu qabo in kalfadhiyada baarlamaanka uu furo madaxwaynaha Puntland.
Xildhibaanka ayaa sheegay in kalfadhiga uu furmi doono marka uu madaxwaynaha Puntland uu yimaado deegaanada Puntland islamarkaana ay filayaan in saacadaha soo socda uu soo socdo uu dib ugu soo taalbto dalka.
Kalfadhiga 25-aad ee baarlamaanka Puntland ayaa la filayaa in diiradda lagu saaro qodobo ay ka mid yihiin.
Heshiiskii dowladda Puntland ee dhinaca tababarada ciidamada badda Puntland oo ay la gashay shirkadda Saracen.
Ansixita wasiiradii ugu dambeeyay ee uu magacaabay madaxwaynaha Puntland oo wali aan la horgayn baarlamaanka iyo qodobo kale.
Si kastaba xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay aan yeelan wax kulan ah kadib markii ay galeen fasax.
Horseed Media
Kalfadhigii 25-aad ee baarlamaanka Puntland oo baaqday
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 421 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 245 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 309 Views
-
Last post by hahaha1
-
- 6 Replies
- 399 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 7 Replies
- 510 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 277 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 233 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 561 Views
-
Last post by FBISOMALIA