Caydii daroodka aan u hayay , niyow nin udun la yidha baa dhexda u fadhistay. Marka I either come back with a different account or I just behave . Edeb igu ogaada abtiyaalow.
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 3:14 pm
by Username1
Dhulbahnte waa Dhulbahnte, I'm sure they won't return no favours eh keep hitting those home runs.
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 3:17 pm
by SahanGalbeed
You go ahead , aniga waa la isoo soo saaray
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 3:28 pm
by Hyperactive
small world huh?
it's hard to hide anonymous so long , as somalis , some how wa laku so hili.
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 3:32 pm
by Username1
SahanGalbeed wrote:You go ahead , aniga waa la isoo soo saaray
Okay PM and I will push them into the incinerator..
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 3:34 pm
by SahanGalbeed
Hyperactive , adeer thank you for your participation , laakin aniga weligey problem-keygu wuxu aha naagaha iyo hasaawahooda. War niyow naaguhu , the minute aad ka dhamaysato boring bay noqdaan
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 3:38 pm
by Hyperactive
hold on aderr, let me understand; what you mean "the minute aad ka dhamaysato boring bay noqdaan"
before an wa'adiga an bilabin, bal e yara fasir
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 3:39 pm
by udun
SahanGalbeed wrote:Caydii daroodka aan u hayay , niyow nin udun la yidha baa dhexda u fadhistay. Marka I either come back with a different account or I just behave . Edeb igu ogaada abtiyaalow.
Whatever you do, la soco you are still my nephew, and what is even beyond this cyberspace chitchat, I knew the family back in the '90s. I like your parents btw
Kan la yiraahdo Username, ha waraysan, waa xaar walwaal , wuxuu kaga jiraa dagaal dhab ah forumka ah, oo xajiin buu sidaa ula wareegayaa. Hadda la soco isaga laftigiisa waa la soo helayaaye inkaastoo aanan qarxinayn. Xaga reer abtinimada daraadeed
Dad baan ogayn in Soomaalidu dad yar tahay Haddii qofka Soomaaliga ah sheegto magaalo aan ku noolaan jirey, waxaan wadaba waa helaa anoo aan aad u doonin. Commentkiisa ayaan infoga ka helaa iyo wixii dadka kale ee forumka kale soo sheegaan.
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 4:04 pm
by SahanGalbeed
Hyper waan iska kaftamayaa adeer , waxaan is laha ka yara cadhaysii gabdhaha .
Udun , abti Ilaah baan kugu dhaarshe , give me a break oo waxaad raad gurta rightwing , cali naaleeya baa isga ba dhale
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 4:14 pm
by udun
Waa gartay
Re: Fuck man
Posted: Sun Jun 19, 2011 7:59 pm
by ToughGong
SahanGalbeed wrote:Hyper waan iska kaftamayaa adeer , waxaan is laha ka yara cadhaysii gabdhaha .
Udun , abti Ilaah baan kugu dhaarshe , give me a break oo waxaad raad gurta rightwing , cali naaleeya baa isga ba dhale
Snitch
Re: Fuck man
Posted: Mon Jun 20, 2011 3:43 am
by Cumar-Labasuul
sahan
ninyow how hard is it to find who you are anyway, it is an easy critrea:
1. lives in a town with very little somalis
2. very rare mix of qabiils: sacad muuse and dhulbahante