
Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN)
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN)
ONLF Interior minister Cabdi Cabdullahi has been killed assassination style in Nairobi, AUN Mujahid Cabdi Cabdullahi.


Last edited by hanqadh on Wed Jun 22, 2011 12:10 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: War deg deg ah:Inaalilaahi waa inaa ilayhi rajicuun
Alle hau naxariisto mujaahidka.
Niyow ugaadhsigan yeree nacasnimada muxuuyahay tolow.
Niyow ugaadhsigan yeree nacasnimada muxuuyahay tolow.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN

Bayaan saxaafadeed – Dilkii fulaynimada ahaa ee Halyay Cabdi Cabdulaahi Sayid (Allaha U Naxariistee)
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya (ONLF) waxay si aad ah u cambareynayaan dilkii fulaynimada ahaa ee loogu gaystay magaalada nairobi dhexdeeda Mudane Cabdi Cabdulaahi Sayid oo ahaa xubin Gole Dhexe. Dilkan oo dhacay habeenkii ay bishu ahayd 20ka June 2011 waxaa ka dambeeyay oo falkaa ka dhex fuliyay magaalada Nairobi dhexdeeda sirdoonka Itobiya oo dhowr xabadood ku dhuftay halyaygaa isagoo si nabadgalya ah u dhex socda magaalada. Dambiilayaashii falkaa gaysta ayaan weli la qaban oo dhex mushaaxaya magaalada iyagoo hubaysan.
Dilkan fulaynimada ah ee shaqsi aan hubaysnayn loogu gaystay waddan xor ah oo nabdoon oon ahayn goob dagaal, waxay muujinaysaa sida aanay Itobiya u tixgalinaynin xeerarka caalamiga ah iyo qaranimada dalalka dariska ah.
Golaha dhex ee Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya iyo Taliska CWXO waxay dadweynaha Ogadenya uga tacsiyaynayaan geerida naxdinta leh ee Shihiid Cabdi Cabdulaahi. Wuxuu ahaa shaqsi leh aragti halyaynimo oo geesi ah oo wadani ah oo qayb weyn ka soo qaatay halganka shacabka S.Ogadenya uu ugu jiro hanashada aayahooda iyo inay gaaraan madax banaani, horumar iyo dimoqraadiyad dhab ah.
Sharaf aduun iyo mid aakhiraba shuhadadaa iska leh.
Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya.
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN
ONLF Condemns Assassination of Central Committee Member
On the evening of 20 June 2011. ONLF Central Committee member Abdi Abdullaahi Sayid was assassinated in Nairobi, Kenya by intelligence operatives of the TPLF regime currently in power in Ethiopia. Mr. Abdi Abdullaahi was unarmed and alone when Ethiopian intelligence agents fired several shots killing him instantly. The Ethiopian intelligence agents are still at large and armed in Nairobi.
This despicable and cowardly act taking place away from any battle front in a neighboring country not only demonstrates the TPLF regimes attitude toward peace but also its flagrant disregard for international law and the sovereignty of neighboring states.
The ONLF Central Committee and military command joins the people of Ogaden in mourning the loss of Abdi Abdullahi. He was a inspirational and visionary leader who contributed a great deal to the struggle of the people of Ogaden for self-determination, development and democracy.
Ogaden National Liberation Front (ONLF)
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN
AUN Mujaahidka.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN
Shiinile Mujaahidka iyo Ibraahin dheere sow ilmaabti ma aha.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN
Ninka dintey reer abityashis waa reer Isaaq.ina aadan wrote:Shiinile Mujaahidka iyo Ibraahin dheere sow ilmaabti ma aha.
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN
Ibraahim dheere iyo Cadaani hirmoogeba sow ilmo-adeer ma aha. Waan ku gartey waxaad u jeedo.ina aadan wrote:Shiinile Mujaahidka iyo Ibraahin dheere sow ilmaabti ma aha.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN
Maya walaahi inaan saas ula jeedin, e waxaan u jedaa ibraahin dhere waxa dhashay ina sayid marka sidaas ban ka wadaa.shiniile9 wrote:Ibraahim dheere iyo Cadaani hirmoogeba sow ilmo-adeer ma aha. Waan ku gartey waxaad u jeedo.ina aadan wrote:Shiinile Mujaahidka iyo Ibraahin dheere sow ilmaabti ma aha.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Tacsi: Hogaanka Arimaha Gudaha JWXO Cabdi cabdullahi(AUN
gartay, lakin ninkan kale bay dhashay ina sayid sidaan maqlay.The_Patriot wrote:Ninka dintey reer abityashis waa reer Isaaq.ina aadan wrote:Shiinile Mujaahidka iyo Ibraahin dheere sow ilmaabti ma aha.
- kismayogedojubaland
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1115
- Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
- Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 681 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 1 Replies
- 402 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 28 Replies
- 2196 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 0 Replies
- 618 Views
-
Last post by Adali
-
- 3 Replies
- 704 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 887 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 573 Views
-
Last post by damu
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 552 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 844 Views
-
Last post by CMkingdom