War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by CORRUPTION »

Sadax xubnood Oo Ka Tirsan Golaha khusuusida SSC Oo Ugostay Shirka ay Wadaan Somalidiidku Ee widh Widh
Baryihii udan beeyay ayaa waxa laga waday geedaanka widhwidh shir la doonayo in lagu kala jabiyo maaulka ssc shirkaas oo ay wadaan horgalo ka soo jeeda SSC hadaba iyadoo ay la socdaan dhamaan maamulka sare ee SSC iyo shacab waynaha SSC ayaa saaka waxa dhacday in rag ka tirsan maamulka SSC khaasatan golaha khusuusida in ay u gostaan dhankaa iyo maamulka siilaanyo ee doonay in khas iyo fowdo ka dhex bilaabaan maamulka SSC,

Waxa saaka cabaara sagaalkii subaxnimo dhankaas iyo widh widh u gostay sadax nin oo lagu kala magacaabo gudoomiyaha khusuusiga cabdirisaaq gacmey, cismaancaali cali , iyo nin layiraahdo mohamed case sadaxdan ayaa waxaa ay ka mid noqon doonaan horgalada cusub ee doonaya in ay kabaha u qaadaan maamulka siilaanyo ee xaqdarada ku jooga deegaanka SSC.



Sidoo kale saaka aya waxaa laga dareemayaa gobalada cayn xiisad coladeed kadib markii la soohadal qaaday shirkan lagu qabanayo widhwidh ayaa dhamaan ciidanka SSC ay ku jiraan heegan wayn waxaana la filayaa in dagaal ka bilowdo widhwidh,



Wixii war ah ee ka soo kordha xaalad ah ee ka soo kordha kala soco

Horufadhi.com
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by CORRUPTION »

Cali sabareey oo xaqiijiyay sadaxda nine ee Gostay iyo fariin ku socota shacabka SSC
Waxaa aan ka xaqiijinay in ay gosteen sadaxdaas nin madaxweyne kuxigaynka SSC cali sabarey oo sheegay in ay maalmihii udanbeeyy ay wadeen qilaaf iyo dhibaato wayn oo ay doonayeen in ay kala dilaan umada SSC.



Cali ayaa waxaan waydiinay Niyad jab intee la le ek ayeey ku keenayaan umada SSC waxaana uu ka dhaqaajiyay waxa y kala tageen dhibkooda wax niyad jab ah kuma keenayaan SSC waxanse u sheegaya in dhamaanbulshada SSC aysan niyad jabin.

Sidoo kale waxaa uu sheegay madaxweyna ku xigaynka SSC cali sabarey in aysan wax dhaqaale ah ku soo qorin cismaan xaaji cali oo ahaa madaxii maaliyada iyo cabdirisaq gacmey ooahaa gudoomiyaha khusuusida umahad ssc yeesan niyad jabin waxa aan u halgamayno waa iyaha dadka wax kasta waa ay leeyihiin hawlaha maamulkune waa uu sii socondoonaan.





Horufadhi.com
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by CORRUPTION »

Xaglatoosiye = in exile
cali sabaray = waan daalay
Khusuusi leader = Somaliland baan u goostay saaka
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by Executive »

CORRUPTION wrote:Sadax xubnood Oo Ka Tirsan Golaha khusuusida SSC Oo Ugostay Shirka ay Wadaan Somalidiidku Ee widh Widh




You forgot to add, Shirki WidhWidh wu fashilmaay :lol:
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by CORRUPTION »

According to who you :lol:

ssc = Finished :clap: :clap:

if the the leader of the Khusuusi defects to Somaliland Bal maxa ku hadhay :lol:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by abdikarim86 »

ma rubaa ina shirkii dib loo celiyay?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by Babygirl- »

Shacaabka & Daanta Dhulos is great than few men. :idea: Kalshaale kuwi kuu didoo Dhulka Kuwaraa Haraay. :idea:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by abdikarim86 »

Paidmonk/Monk of mogadishu made a load of predictions back in april for 2011-2012
viewtopic.php?f=250&t=275285&p=3195382& ... n#p3195382
-> In August, a reconciliation conference will be held in Garowe coinciding with Puntland's 13th year of autonomy
-> By July, all of Gedo and half of Jubbada Hoose will be out of Al-Shabaab's hands
-> In July, oil drilling will begin in Puntland and Emir Sheikh King Faroole will declare the Kingdom of Faroole Somalia
-> By Ramadan, all SSC territories will be fully autonomous<------ Ramadan is in a 1months time, I guess this one won't pan out :lol:
-> The stalemate in Xamar will continue
-> During Ramadan, the diaspora maamul goboleeds will move home and begin taking territory from Al-Shabaab
-> There will be 3 more maamuls for Hiiraan and 19 more for the Abgaal clan

What are your predictions?
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by CORRUPTION »

ssc is finished Siilaanyo u fakiray :lol:

More defections ba so socda :mrgreen:
User avatar
CORRUPTION
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 956
Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
Location: The DON "HMC" Click Via London
Contact:

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by CORRUPTION »

udun was right after all ssc will eventually end up being part of Somaliland
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by Keyse_0208 »

sii soco soo soco

sii carar soo carar

sii orod soo orod

soo dhaqaaq sii dhaqaaq

soo laabo u-turn sii samee

whaaaat EMERGENCY break qabo :lol: :lol: :lol:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by Barkhadd »

:clap: :sland:
qayre254
Posts: 4
Joined: Sat Feb 02, 2008 5:06 pm

Re: War deg deg ah Khusuusi ssc defects to Somaliland

Post by qayre254 »

SSC sadex ama toban iyo xataa ka badan midna SSC waxba uma noqonayso.... Waxaa hubaal ah nimankii khalshaale xoreeyay will prevail... SSC will for sure prevail on this war. Widhwidhna shir kama socdo wixii laysku dayay waa fashilmay.... Aduunka maanta nina ninkale khasab kuma maamuli karo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”