Dowladda Ethiopia oo siideysay madaxweynaha maamulka SCS
Gedoweb Nairobi on Tuesday, June 21 @ 08:11:01 EDT
Wararka (News)
Kadib saddex bilood oo uu u xirnaa xukuumadda Ethiopia ayaa hadda waxaa suurtagashay in dib xoriyadiisa loo siiyo madaxweynaha maamulka Bartamaha Somalia Dr Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey).
Maanta ayaa la siidaayey madaxweyne Carabey waxaana wararka na soo gaarayo ay sheegayaan in xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay oo si fiican loola dhaqmay intii la hayey, uuna ku jiray meel gaar ah oo loogu talagalay dadka madaxda ah.
Siideyntiisa ayaa ka dambeysay kadib wada-hadallo muddo socday oo Ethiopia lagala hadlayey sidii loo furdaamin lahaa Mr Carabey oo xukuumadda Addis Ababa ay sheegtay in aanay wax dacwad ah ku heysan, keliyana ay ogaaneysay waxa ay wadaan.
Madaxweynaha Somali Central State waxaa lala xiray saddex mas'uul oo ka tirsan maamulka, iyaguna bishii hore ayaa la siidaayey markii lagu waayey wax dambi ah.
Waxaa haatan qorshuhu yahay in howsha maamulka uu halkeeda ka sii wado madaxweynaha oo bishii October ee sanadkii hore lagu doortay Nairobi, tan iyo xilligaasna ay SCS ku tallaabsatay wax qabad muuqdo.
Xafiiska Warfaafinta Somali Central State.
Somali Central State Leader Released From The Slammer
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Somali Central State Leader Released From The Slammer
Subxanallah ma ilaa waagii ayuu xirnaa?
There is rumor that Barre is getting released this coming thursday. walle ethiopia somalida pride inay ka disho ayay go'aan ku gaartay.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Somali Central State Leader Released From The Slammer
Defense Minister Fiqi lobbied their release. Is this guy really Raxanweyn or Marehan? He seems to be helping Sade at every turn.
http://gedoonline.com/?p=23004
http://gedoonline.com/?p=23004
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Somali Central State Leader Released From The Slammer
His Mum is Talxe, and he is good good good friends with Farmaajo. Fiqi is welcome in our lands abti baan uu nahay.Voltage wrote:Defense Minister Fiqi lobbied their release. Is this guy really Raxanweyn or Marehan? He seems to be helping Sade at every turn.![]()
http://gedoonline.com/?p=23004
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Somali Central State Leader Released From The Slammer
Figi waxa la dahay waxa u diray Farmajo
waxa la ii sheegay Bare Hirale's uncle Abdi Shire went to Hamar to talk to Farmajo about arinta Bare
laakin i dont think Habashida are gonna release Bare
sababta u loo xiray's cause he went against their interests
waxa la ii sheegay Bare Hirale's uncle Abdi Shire went to Hamar to talk to Farmajo about arinta Bare
laakin i dont think Habashida are gonna release Bare
sababta u loo xiray's cause he went against their interests
Re: Somali Central State Leader Released From The Slammer
Fiqi is from My city, and our families go back a long time. He's a great Guy
Still though I don't see the Xabashi releasing Barre. Deep down He didn't like them to begin with and they know that. He was with them out of necessity.
Still though I don't see the Xabashi releasing Barre. Deep down He didn't like them to begin with and they know that. He was with them out of necessity.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 3225 Views
-
Last post by IslamState
-
- 2 Replies
- 890 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 24 Replies
- 2778 Views
-
Last post by Classiq
-
- 0 Replies
- 660 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 27 Replies
- 2537 Views
-
Last post by Icey
-
- 1 Replies
- 711 Views
-
Last post by snoop12
-
- 0 Replies
- 513 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 1 Replies
- 1215 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 613 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 1 Replies
- 831 Views
-
Last post by grandpakhalif