Page 1 of 1

Political Threads.

Posted: Fri Jun 24, 2011 4:33 pm
by zingii
since it has been said its a no, no, to post anything politics in the general am moving here and would be posting all my politically related posts here.
hope you dont mind.


Sakiin about to get booted.
Xildhibaanno sheegay in ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah Shariif Xasan

Gedoweb Gedo on Friday, June 24 @ 07:15:56 EDT



Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaariyeen mooshin xilka lagaga tuurayo guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan kadib markii bay yiraahdeen uu si cad ugu tuntay sharciga u degsan dowladda KMG.




Xildhibaanadaas oo uu kamid yahay guddoomiyaha guddiga warfaafinta baarlamaanka Cawad Axmed Cashara ayaa waxaa uu tibaaxay in 165-mudane ay mooshin ka keeneen Shariif Xasan, ''Mooshinka ayaan u geynay guddoomiyaha baarlamaanka, waana naga diiday in uu qaato, si cad ayuuna uga dhega adeegay wixii aan wadnay'', sidaas waxaa yiri Cashara oo ku eedeeyey afhayeenka baarlamaanka in uu sharciga jabiyey, gaar ahaan nidaamka 4.5.


Wuxuu xusay in guddoomiyuha baarlamaanku yahay ninka caqabadda ku ah nabad ka dhalato dalka, ''Shariif Xasan ma ahan wadani wadamo aan rabin nabadda Somalia ayuu u shaqeeyaa, sidaasna xil nooguma sii heynayo'', ayuu mar kale hadalkiisa raacsaday isagoo xusay in uusan dhamaan khilaafkii madaxda sare.


Toddobaadkii hore ayey aheyd markii mudanayaal Muqdisho ka hadlay ay sidan oo kale u eedeeyeen Shariif markii laga xirtay xarunta baarlamaanka oo ay ku shiri rabeen.


Wixii ka dambeeyey heshiiskii Kampala waxaa isa soo tarayey Xildhibaanada saxaafadda ka eedeynayo guddoomiyahooda.

C/llaahi Axmed Culusow
Gedoweb, Muqdisho.

Re: Political Threads.

Posted: Sat Jun 25, 2011 12:58 pm
by KingMJ
Your gonna post Somalia politics in the somaliland section :lol:

Re: Political Threads.

Posted: Sat Jun 25, 2011 1:00 pm
by Knight of Wisdom
Rageedii :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Political Threads.

Posted: Sat Jun 25, 2011 1:18 pm
by Mr_Alfaas
KingMJ wrote:Your gonna post Somalia politics in the somaliland section :lol:
:lol: :lol:

wuxu isleeyahay xildhibaanadi dhirta waqooyi in ay u vote kareeyaan.... :lol:

hala yaabin waa Vote doon :lol:

Re: Political Threads.

Posted: Sat Jun 25, 2011 1:20 pm
by KingMJ
Mr_Alfaas wrote:
KingMJ wrote:Your gonna post Somalia politics in the somaliland section :lol:
:lol: :lol:

wuxu isleeyahay xildhibaanadi dhirta waqooyi in ay u vote kareeyaan.... :lol:

hala yaabin waa Vote doon :lol:
:lol: :lol: :up:

Re: Political Threads.

Posted: Sat Jun 25, 2011 6:12 pm
by zingii
xiriir caalami ah ayaa suubinayaa.