To a special sade lady on snet
Salaan sare Beesha Sade
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Salaan sare Beesha Sade
I think this is my first post in this section, wad salaaman tihiin walaalayal

To a special sade lady on snet

To a special sade lady on snet
-
abdirisak22
- SomaliNetizen

- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Salaan sare Beesha Sade
Kaftan
Shin mee?
1990naadkii ayaay sheekadani dhacday, Hooyo reer Banadiri ah ayaa gabadheedii ugu bishaareysay:
"hooyo, Waan Guursaday"
"Yaad Guursatay igaarteydiiyeey?"
Hooyo, Igaar Mareexaan ah ayaan guursaday"
"Shinmaad Mareexaan Guursatay"
waxaay ula jeeday markii Mareexaan dawlada ahaa ayaay ekeyd in aad guursato igaar Mareexaan ah. imankase waa qaxooti oo waxba kama duwana reeraha kale.
i like lady with olive skin kal hore ayay is xoreysay saaxiib.
Shin mee?
1990naadkii ayaay sheekadani dhacday, Hooyo reer Banadiri ah ayaa gabadheedii ugu bishaareysay:
"hooyo, Waan Guursaday"
"Yaad Guursatay igaarteydiiyeey?"
Hooyo, Igaar Mareexaan ah ayaan guursaday"
"Shinmaad Mareexaan Guursatay"
waxaay ula jeeday markii Mareexaan dawlada ahaa ayaay ekeyd in aad guursato igaar Mareexaan ah. imankase waa qaxooti oo waxba kama duwana reeraha kale.
-
ShirShoore7
- SomaliNetizen

- Posts: 883
- Joined: Fri May 21, 2004 7:00 pm
- Location: Kismaayo
Re: Salaan sare Beesha Sade
Executive waan ka xumahay sxb ineysan abtiyaaladey kusoo dhaweyn, head back to darawiish section mate 
Re: Salaan sare Beesha Sade
Exe welcome to Gedo section 
Re: Salaan sare Beesha Sade
ShirShoore7 wrote:Executive waan ka xumahay sxb ineysan abtiyaaladey kusoo dhaweyn, head back to darawiish section mate
- kismayogedojubaland
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1115
- Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
- Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia
Re: Salaan sare Beesha Sade
salaanta waa laga qaadey bro adiganna sidoo kale waad salaamantahay waxaana ku salaamantahay salaanta islaamka oo ah ASC WRX WRB, sidoo kale adigu gacmo furan ku soo dhawoow gedo section ayaanu ku leenahay.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 314 Views
-
Last post by Voltage
-
- 2 Replies
- 711 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 5 Replies
- 1100 Views
-
Last post by Warsan_Star_Muslimah
-
- 10 Replies
- 1115 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 10 Replies
- 2242 Views
-
Last post by Executive
-
- 1 Replies
- 11418 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 5 Replies
- 1033 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 15 Replies
- 2188 Views
-
Last post by RovingMadness
-
- 3 Replies
- 1027 Views
-
Last post by Halyeeyga
