Page 1 of 1

Waryaa.

Posted: Sun Jun 26, 2011 6:43 am
by zingii
Waryaa soo kan wareeray.
Wareeray oo waashay.
Wareegtada soo saaray.
Warbixiskeedu yahay
Jahwareer iyo waali
waliga u roonayn.

Walle iyo bille
Wacad ku marnayee
Weerar maskaxeedka
waynu ka dhiidhihinay.

Re: Waryaa.

Posted: Sun Jun 26, 2011 6:46 am
by Hyperactive
lol do write songs?

Re: Waryaa.

Posted: Sun Jun 26, 2011 6:50 am
by zingii
hyperactive wrote:lol do write songs?
i write somethings but for fun.