Faroole oo Magacaabay Qaar ka Mida Gudiga Doorashada Pland
Posted: Mon Jun 27, 2011 12:25 pm
Garowe (RBC Radio ): Madaxweynaha dowlada Puntland C/raxman Maxamed Maxamuud ( Faroole) ayaa maanta oo Isniin ah 27-June-2011 soo saaray wareegto uu lambarkeedu yahay 53.
Wareegatadaan ayaa Madaxweynaha Puntland ku magacaabey 5 xubnood oo ka mid noqonaya 9-ka xubnood ee guddiga doorashada Puntland.
Magacyada Xubnaha Madaxweynuhu Magacaabay:
1- Dr.Maxamad Xasan Bare
2- Barkhad Cali Saalax
3- Cismaan Maxamud Xaaji Xasan
4- Axmed Maxamuud Axmed
5- Muxubo Muuse Ciise
.
Xubnaha Doorashada ayaa ah 9 sida ku Cad Dastuurka ,Afarta Xubnood ee Dhiman ayaa waxaa soo Magacaabidoona Baarlamaanka iyadoo Dabadeedna ay ansixindoonaan Dhamaan Xubnahaan Goluhu,
Dhinaca kale Madaxweyne Farole ayaa u magacabey madaxa xuquuq insaanka Puntland Sahra Siciid taasoo dastuurka cusub uu dalbanayey.
Xubnahaan ayaa La Filayaa in la Horgeyndoono Baarlamaanka oo ku guda Jira Kalfadhoodii 26aad..