Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:

Post by Cumar-Labasuul »

Singer, songwriter and plays all kinds of instruments - waxaas aa fanaan ah iga dheh :up:

Amazing kaban player & amazing singer


Amazing violen player :shock: - nice song and voice by luul jeylaani :up:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:

Post by OliveOil »

I always loved heesaha Reer Xamarka...its so smooth and pleasant to the ear...it makes u just want to sit and listen to the words! :rose: :heart:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:

Post by ciyaal_warta »

saalax's best song is Alla barasho oo ku jirto beeney waa run riwaayadii la dhihi jiray that one of my fav songs :up:

http://www.nomadlyrics.com/heeso-97fd3a ... shooy.html
Aniguba baryaha qaar
waataan bad iyo wabi
buuraha ka lali jiray
aniguba baryahaa qaar
bulshada iyo sahankaba
waataan budulka marin jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adduunyooyo
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa


Aniguba baryaha qaar
waataan dilaan jiray
ee aan baadka noqon jiray
aniguba baryaha qaar
biixida lafdhabartiyo
waataan qoorta bili jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee, cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adoonyooy
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:

Post by Cumar-Labasuul »

ciyaal_warta wrote:saalax's best song is Alla barasho oo ku jirto beeney waa run riwaayadii la dhihi jiray that one of my fav songs :up:

http://www.nomadlyrics.com/heeso-97fd3a ... shooy.html
Aniguba baryaha qaar
waataan bad iyo wabi
buuraha ka lali jiray
aniguba baryahaa qaar
bulshada iyo sahankaba
waataan budulka marin jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adduunyooyo
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa


Aniguba baryaha qaar
waataan dilaan jiray
ee aan baadka noqon jiray
aniguba baryaha qaar
biixida lafdhabartiyo
waataan qoorta bili jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee, cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adoonyooy
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa
:up:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:

Post by abdisamad3 »

[/quote]
^^this must be the peaceful days of somalia daka xitaa qurux iyo sharaf aa ka muuqato walahi. :clap: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”