Page 1 of 1
Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:
Posted: Sat Jul 02, 2011 3:22 pm
by Cumar-Labasuul
Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:
Posted: Sat Jul 02, 2011 3:31 pm
by OliveOil
I always loved heesaha Reer Xamarka...its so smooth and pleasant to the ear...it makes u just want to sit and listen to the words!

Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:
Posted: Sat Jul 02, 2011 3:37 pm
by ciyaal_warta
saalax's best song is Alla barasho oo ku jirto beeney waa run riwaayadii la dhihi jiray that one of my fav songs
http://www.nomadlyrics.com/heeso-97fd3a ... shooy.html
Aniguba baryaha qaar
waataan bad iyo wabi
buuraha ka lali jiray
aniguba baryahaa qaar
bulshada iyo sahankaba
waataan budulka marin jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adduunyooyo
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa
Aniguba baryaha qaar
waataan dilaan jiray
ee aan baadka noqon jiray
aniguba baryaha qaar
biixida lafdhabartiyo
waataan qoorta bili jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee, cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adoonyooy
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa
Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:
Posted: Sat Jul 02, 2011 3:45 pm
by Cumar-Labasuul
ciyaal_warta wrote:saalax's best song is Alla barasho oo ku jirto beeney waa run riwaayadii la dhihi jiray that one of my fav songs
http://www.nomadlyrics.com/heeso-97fd3a ... shooy.html
Aniguba baryaha qaar
waataan bad iyo wabi
buuraha ka lali jiray
aniguba baryahaa qaar
bulshada iyo sahankaba
waataan budulka marin jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adduunyooyo
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa
Aniguba baryaha qaar
waataan dilaan jiray
ee aan baadka noqon jiray
aniguba baryaha qaar
biixida lafdhabartiyo
waataan qoorta bili jiray
waase bixiso bixisee
caashsaqan biyiyo oon
badankaygii kaba jaray
anigaa u buseelee
taan u beer cadaadee, cadaadee
buhda iyo nafta ahayd
iyadaa iga baydhee
Bariidaduna waa sed'e
Ruux Bukaanka Kugu nacay
Adoo baahan kaatagay
samo, Samo ku banaanee
Alla barasho, barasho wacanaa
bi'i waa adoonyooy
maxaad laba boglaysaa
hawlahaagu badanaa

Re: Saalax Qaasim: now that's what you call a fanaan :up:
Posted: Sat Jul 02, 2011 3:48 pm
by abdisamad3
[/quote]
^^this must be the peaceful days of somalia daka xitaa qurux iyo sharaf aa ka muuqato walahi.
