Page 1 of 1

Dhaawac Jacayl.

Posted: Sun Jul 03, 2011 10:50 am
by zingii
Image

Dhawacaad ii geesatay
wali waa la dhiigaa
dhaqso iiga soo gaar
dhaqtartii naftaydaay
adaa i dhayi karee.


by zingii.
in support for the heart broken ones.