New pm of the socalled govt makes false promise

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

New pm of the socalled govt makes false promise

Post by AhlulbaytSoldier »

R/wasaaraha oo sheegay in mudo yar Muqdisho looga saarayo Shabaab

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in mudo kooban xukuumadiisu ay dalka uga saari doonto Xarakada Al Shabaab, isagoo dhinaca kale tilmaamay in uu soo magacaabi doono wasiiro tiro yar.

Cabdiwali Max’ed Cali Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya oo wareysi siiyay wakaalada Wararka AP ayaa waxa uu sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay diyaar u tahay in waqti cayiman Muqdisho ay kaga saarto xarakada Al Shabaab oo dagaal kula jirta dowladda KMG Soomaaliya iyo ciidamada taageera ee midowga Afrika.

Ra’iisul wasaare C/wali Max’ed waxa uu sheegay in mudada sanadka ah ee uu heysto uu diyaar u yahay in Muqdisho uu ka cirib tiro Xarakada Al Shabaab, isagoo carabka ku dhuftay in artintaasi maalmo gudahood ay ku dhaqaasi doonto dowladda KMG Soomaaliya.

Isagoo hadalkiisa sii watta ayaa Mr. C/wali waxa uu sheegay in dowlada KMG ay diyaar u tahay in ay sii daryeesho ciidamada dowladda KMG islamarkaana ay joogteyso mushaaraadka ay qaataan.

Ugu dambeyntii ayaa Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya waxa uu sheegay in goordhow uu soo magacaabi doono wasiiro kooban oo dalka iyo dadka wax u qabta, waxaana uu tilmaamay in wasiiradaasi uu horgeyn doono mudanayaasha Barlamanka.
User avatar
JolieFille
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 848
Joined: Mon Oct 18, 2010 9:58 pm
Location: Denmark.

Re: New pm of the socalled govt makes false promise

Post by JolieFille »

Why was my comment removed? :|
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: New pm of the socalled govt makes false promise

Post by AhlulbaytSoldier »

What post did they delete, ladynas aka madam troll. :|
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: New pm of the socalled govt makes false promise

Post by Garuun »

ll, the saga continues.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: New pm of the socalled govt makes false promise

Post by Knight of Wisdom »

HutuKing01 wrote:What post did they delete, ladynas aka madam troll. :|
:lol: :lol:

It's not Somalian_Boqor. It's that "Queen_Caraweelo" member.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”