
DIGREETO: Madaxweynaha SSC Ku Magacaabay Wasiirka Maaliyada Aqoonyahan Eng Mohamed Xasan Xaad
Allssc(Allssc):- Haggamiyaha sare ee SSC Saleebaan Ciise Ahmed ayaa si toos ah ugu magacaabay Aqoonyahan Eng mohamed xasan xaad qasnajiga sare ee SSC
Eng ka ayaa waxaa uu yahay nin aqoonyahan ah isla markaana qimrad wayn u leh waaxda maaliyada isagoona ka soo shaqeeyay Bangiyadii soomaaliya sidoo kale Eng Mohamed ayaa ahaa madaxdii wax ka dhistay maamulka SSC sanadii 2009.
Sidoo kale magacaabista Eng ka ayaa keentay in maanta loo baahan yahay nin daacad ah isla markaana u shaqeeya danaha SSC doonayana in maanta mandaqada SSC ay umadeeda mel ka soo wada jeestaan.
Abdi Mohamed Abdi
Nairobi Kenya