Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar meeting
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar meeting
Maxaa qabsaday Wadaada xumayaashii Ictisaam ee isku dayay in ay magaalada MINNEAPOLIS ku qabtaan Muxaadaro lagu Ijaafeynayo Mujaahidiinta Somalia (Dhagayso).
Last Updated on Wednesday, 06 July 2011 19:59
Written by Administrator
Wednesday, 06 July 2011 16:08
Wadaadada leexday ee Al-ictisaam ayaa wajahaya fadeexadii ugu dareed kadib markii ay kacdoon lama filaan ah kala kulmeen shabaabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada MINNEAPOLIS ee dalka Mareykanka.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa ka dhiidhisay muxaadarooyin lagu ijaafeynayo Mujaahidiinta Soomaaliya oo ay wadaada xumayaal Ictisaam katirsan ku qaban lahaayeen Masaajidda ku yaal magaalada MINNEAPOLIS.
Max'med Idiris iyo wadaado kale oo katirsan Al-Ictisaam ayaa ku dhiiraday in ay dacaayado raqiis ah ka faafiyaan mujaahidiinta iyagoona dafiray waxqabadka mujaahidiinta Soomaaliya.
Waa Markii ugu horeysay oo dhalinyarada Jaaliyadda Soomaalida Salafka Mareykanka ee jecel difaaca diinta alle ay ku guuleystaan in ay gacanta ula tagaan kuwa wadaada xumayaasha ah ee dura juhdiga Mujaahidiinta Somaliya waxayna u muuqdaan Wadaadaa Xumayaasha kuwa ka hoos qeylinaya gaalada.
Maxamed Idiris oo goobta ka hadlay ayaa si aan leex leexad lahayn isugu dayay in uu mujaahidiinta Somaliya ku tilmaamo dal burburiyayaal isagoo Kooxda Shariif iyo ciidamada soo duulay ee AMISOM ku tilmaamayay kuwa wadda sax ah ku socda balse Maxaa dhacay.
Halkaan ka dhagayso Cabdi Weli Dalboon oo Idaacadda Islaamiga Andalus uga waramay wixii ka dhacay magaalada MINNEAPOLIS.
Suxufi Dalboon wuxuu sheegay in Dhalinyarada magaalada MINNEAPOLIS iyo dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee diintooda Jecel ay diideen in hortooda lagu ijaafeeyo Mujaahidiinta islamarkaana diinta islaamka ay sida ay rabaan u dhigaan wadaado xumayaal Ictisaamkii dhintay katirsan.
Maxamed Idiris ayaa isku dayayay in uu xumaan ka sheego mujaahidiinta isagoo iska dhigaya Wadaad wax walba yaqaan Halkaan Guji
Halkaan Guji Sawaxankii meesha ka dhacay iyo Feerka ay dhalinyaradu kala daaleen Wadaada Xumayaasha.
Bookmark

Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
Jaaliyadda MN suppprts terrorism. I believe the FBI should keep a eye on them.
Most american somali apostates who were killed in xamar came from MN.
Most american somali apostates who were killed in xamar came from MN.
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
-
RovingMadness
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2910
- Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
- Location: SNET's Resident Boogeyman
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
Are there any images from the event so we can do something about it?
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
If Hutuking had an attention span longer than day's worth of news, he would have known that the folks who are currently at the helm of Masjid Abu Bakr-the most influentual Somali mosque in N. America screwed up big time when their Board members openly welcome and took pictures with an Ethiopian misfit from Kilil5. Many pictures were taken showing the clerics at the head of the institution using the Ethiopian flag as a cimaama. This is the other side of the story that you may have missed.
The Masjid was built with Somali money, any wadaad that believes he is now part of Ethiopia should vacate that premise.
The Masjid was built with Somali money, any wadaad that believes he is now part of Ethiopia should vacate that premise.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
RovingMadness wrote:Are there any images from the event so we can do something about it?
It happened inside the mosque where camera was not allowed.
Obviously the sheikh wanted to tell the worshippers to become neutral on the somali war, not to support shabaabirhabis, but the shabaabists started to yell and protest against his pro-peace muxaadaro.
That shows us majority of MN somalis are leaning towards terrorist activities.
- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
This Ictisaam group aren't even sheikhs, they are jajuusis and hypocrites that are used to attack the mosques and imams in minnesota. all they know is how to attack the sheikhs and take picture from them and come to mosques while they doing their daily worshipping and start fight and than call the media and police and run behind them. they than post it on some website and twist the information they are beyond help.
-
RovingMadness
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2910
- Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
- Location: SNET's Resident Boogeyman
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
Terrorist sympathizer alertIRONm@N wrote:This Ictisaam group aren't even sheikhs, they are jajuusis and hypocrites that are used to attack the mosques and imams in minnesota. all they know is how to attack the sheikhs and take picture from them and come to mosques while they doing their daily worshipping and start fight and than call the media and police and run behind them. they than post it on some website and twist the information they are beyond help.
- JolieFille
- SomaliNetizen

- Posts: 848
- Joined: Mon Oct 18, 2010 9:58 pm
- Location: Denmark.
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
Everything is better than TFG, those who supports TFG are the true moroyans.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
We know their activities and they have been exposed.IRONm@N wrote:This Ictisaam group aren't even sheikhs, they are jajuusis and hypocrites that are used to attack the mosques and imams in minnesota. all they know is how to attack the sheikhs and take picture from them and come to mosques while they doing their daily worshipping and start fight and than call the media and police and run behind them. they than post it on some website and twist the information they are beyond help.
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
grandpakhalif wrote:We know their activities and they have been exposed.IRONm@N wrote:This Ictisaam group aren't even sheikhs, they are jajuusis and hypocrites that are used to attack the mosques and imams in minnesota. all they know is how to attack the sheikhs and take picture from them and come to mosques while they doing their daily worshipping and start fight and than call the media and police and run behind them. they than post it on some website and twist the information they are beyond help.
Any proof this brother grandpa?
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Somali terrorists in MN protest against anti-alhabar mee
Look at their activities in Ethiopia where they have surrendered themselves to Melez, I can bring pictures if you like.melo wrote:grandpakhalif wrote:We know their activities and they have been exposed.IRONm@N wrote:This Ictisaam group aren't even sheikhs, they are jajuusis and hypocrites that are used to attack the mosques and imams in minnesota. all they know is how to attack the sheikhs and take picture from them and come to mosques while they doing their daily worshipping and start fight and than call the media and police and run behind them. they than post it on some website and twist the information they are beyond help.
Any proof this brother grandpa?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 103 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 5 Replies
- 772 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 425 Views
-
Last post by -[-_-]-
-
- 0 Replies
- 504 Views
-
Last post by newsbot
-
- 2 Replies
- 1280 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 1 Replies
- 361 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 10 Replies
- 1931 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 19 Replies
- 1678 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 6 Replies
- 788 Views
-
Last post by Arabman
-
- 42 Replies
- 252 Views
-
Last post by Advo