Page 1 of 3
Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 5:41 am
by ina aadan
1. The Good, the Bad and the Ugly.
2.Big Momma's House.
3.Once Upon A Time In China.
4.Ramboooooooooooooooooooo.
5.Heat.
Haye ku darsada.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 5:56 am
by Hyperactive
o ma movie bad dawata inader? inaad herti rer bani agdeer aheyd ban modayey

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:20 am
by ina aadan
hyperactive wrote:o ma movie bad dawata inader? inaad herti rer bani agdeer aheyd ban modayey


Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:24 am
by Hyperactive
shaw wah her ah anika omba ka jooka meesha .lol
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:28 am
by ina aadan
Mayee inader adigu oday baad tahay annaguna waxanu nahay dhalinyartii e hanala yaabin.

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:33 am
by Hyperactive
ina aadan wrote:Mayee inader adigu oday baad tahay annaguna waxanu nahay dhalinyartii e hanala yaabin.

lol okay, wan ghartay.
salat on halaku dadalo, wah kaleba wa laga so kabmi e as my father would say.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:40 am
by ina aadan
hyperactive wrote:ina aadan wrote:Mayee inader adigu oday baad tahay annaguna waxanu nahay dhalinyartii e hanala yaabin.

lol okay, wan ghartay.
salat on halaku dadalo, wah kaleba wa laga so kabmi e as my father would say.
Wakaas,,,, waxaan kuu leeyahay waad naga wayntahay waxaa ka mida , mar alaale markad shekada dhamayso waxaad nagaga tagaysaa waano.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:45 am
by Hyperactive
lol so nin oday ah ma ihi o rer ka oku weyn. in la e dibsada na ma rabo, so mar mar ka qarkood, wa inan kaftan ka dalinyarada iska toorta.n

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:49 am
by ina aadan
waraa Hyper sanadkan maad iska joogtay, waxan u haystay inaad laay waan baxayaa oo xagaas iyo waxan u kici Afrika e.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:53 am
by Hyperactive
ina aadan wrote:waraa Hyper sanadkan maad iska joogtay, waxan u haystay inaad laay waan baxayaa oo xagaas iyo waxan u kici Afrika e.
me africa? hell no inader. daqan elis ba la e geeyey wadanki summer 2006 and i hated and as long im alive i will avoid it, like i avoid jahanama inshallah.
im behaving well, and taking summer school every summer, sidan mar kale la eku dirin meshaas.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 6:55 am
by ina aadan
hyperactive wrote:ina aadan wrote:waraa Hyper sanadkan maad iska joogtay, waxan u haystay inaad laay waan baxayaa oo xagaas iyo waxan u kici Afrika e.
me africa? hell no inader. daqan elis ba la e geeyey wadanki summer 2006 and i hated and as long im alive i will avoid it, like i avoid jahanama inshallah.
im behaving well, and taking summer school every summer, sidan mar kale la eku dirin meshaas.
alaaa beerka
inaderow say kuula dhaqmeen inkaar qabayaasha cagaha dhadheer.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 7:01 am
by Hyperactive
war miskeen eyaal aseer ban aha, i couldn't speak one word somali to save my life. beside heerta af arabika iku baran jirtay, rest used to make fun of me and thought i was deaf for not speaking or understanding their somali.lol
add on that gaari ba nalaka so dajistay, me and uncle of mine. i slep in jail one night. ya Allah ba leyga so furtay. they thought, inan arab onlf la'ag o sido ahay

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 7:04 am
by ina aadan
hyperactive wrote:war miskeen eyaal aseer ban aha, i couldn't speak one word somali to save my life. beside heerta af arabika iku baran jirtay,
rest used to make fun of me and thought i was deaf for not speaking or understanding their somali.lol
add on that gaari ba nalaka so dajistay, me and uncle of mine. i slep in jail one night. ya Allah ba leyga so furtay. they thought,
inan arab onlf la'ag o sido ahay 

Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Tue Jul 12, 2011 3:51 pm
by shiniile9

Waad sigataye hyper.
Re: Cagdheers all-time best films Top 5
Posted: Thu Jul 14, 2011 3:20 am
by ina aadan
shiniile9 wrote:

Waad sigataye hyper.
Garacii cabdi bade ahaa ba sigay baan u malayn.