May God give these people brains!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

May God give these people brains!

Post by AhlulbaytSoldier »

Dagaal xooggan oo mar kale ka qarxay deegaanka Dhagtuur


Dhagtuur: (Sh. M. Network) Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo Maleeshiyo beeleed ayaa mar kale ka qarxay deegaanka Dhagtuur ee gobolka Mudug.



Wararka ka imaanaya degaanka Dhagtuur ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayan in goor dhaw dagaal uu dib uga qarxay degaankaasi kaasi oo u dhaxeeya beela halkaasi wada daga oo isku haya lahaanshiyaha dhul daaqsin iyo ceelbiyood xili maalmihii u dambeeyay xaaladda degaanka ay aheyd mid dagan.



Dagaalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid xooggan sida Idaacadda shabelle u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka, waxaana la tilmaamay in labada dhinac ay isku adeegsanayaan rasaas iyo madaafiic taasi oo saamayn ku yeelatay dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool halkaasi.



Ilaa hada macadda qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee soo gaaray beelaha dagaalamaya iyo dadka rayidka ah sababa la xiriira dagaalka oo wali soconaya hase ahaatee wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dadka shacabka ah ay bilaabeen inay ka barakacaan degaanka uu dgaalka ka dhacayo.



Degaanka dhagtuurka ee gobolka Mudug ayaa dagaalka ka socda waxa uu yahay mid daba socda dagaalo halkaasi labo beelo horay ugu dhaxmaray, waxaana uu imaanayaa dagaalka xili gobolkaasi ay ku sugan yihiin gudiga dib u heshiisiinta qaranka oo halkaasi u jooga dhaxe dhexaadinta Maleeshiyaadkaasi.




The deads on both sides are in hell(if Allah swt wishes to punish them), nor do they belong to the community of Muhammad wa aala Muhammad pbuh.


Posted on February 19, 2011
by admin| Comments Off
Narrated Jubair ibn Mut’im: The Messenger of Allah, peace be upon him, said: “He is not one of us who calls to tribalism. He is not one of us who fights for the sake of tribalism. He is not one of us who dies following the way of tribalism.”
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: May God give these people brains!

Post by ciyaal_warta »

dadkaan maxaa ka qaldan ugaaski ceyr iyo odayaal badan baa ku dhax jiray oo xalinaayey yesterday maantaneh way isku laabteen :down: :down:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: May God give these people brains!

Post by FarhanYare »

JolieFille wrote:Image
^^ this individual is sick obssessed with hawiye :lol: :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: May God give these people brains!

Post by FarhanYare »

NO jollie comments :lol: :lol: the admin must be doing his job
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: May God give these people brains!

Post by Addoow »

faraaxoos1 wrote:
JolieFille wrote:Image
^^ this individual is sick obssessed with hawiye :lol: :lol:


Aided looks like a psychotic serial killer.:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

As for this fighting,It is solely the fault of sacad for trying to expand their influence into salaben territories.These people make me sick .The concept of peaceful co-existance and civilized form of life(islamically) must be alien to them.i doubt they are muslims at all.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”