Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by damu »

Image
Guddiga aaya ka talinta ee Gobolka Mudug aya waxa ay tartan suugeed u qabteen dhalinyarada laamaha iyo xaafadaha magaalada Gaalkayo.
Tartankan oo ay ka soo qayb galeen 8 laamolod oo ka mid ah 13ka laamood ee xaafadaha magaalaada ayaa waxa ay ku soo bandhigeen gabayo, riwaayado iyo heeso ku salaysan arrimaha nabad galayada iyo horumarka, waxaana laamuhu ay soo bandhigen hal abuurnimada abwaanada dhalinyarada ah.
Image

Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud oo ka mid ah madaxda aaya ka talinta gobolka Mudug ee soo qaban qaabisay kulankan ayaa waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in la helo maskaxda iyo hal abuurnimada abwaannada dhalinyarada ah ee xaafadaha iyo laamaha ku jira si loo helo doorkooda wacyi galineed iyo kicin ee bulsho.
Image

Abwaan C/qaadir Cali Cigaal oo caan ka ah dalka Soomaaliya kana mid ahaa aqoon yahanadii qiimaynayay suugaantii ay soo bandhigayeen dhalinyarada ayaa waxa uu tilmaamay in uu ku faraxsan yahay in uu arko dhalinta Mudug oo dareenkooda hab suugaaneed ku soo bandhigaya.
Image

Gabagabadii tartankan ayaa waxaa ku guulaystay kaalinta kowaad labada laamood ee kala ah laanta 5aad ee xaafadda Garsoor iyo Laanta 2aad ee xaafadda Garsoor, iyada oo laamaha Garsoor 3aad, Israac 3aad, Israac labaad, Garsoor 1aad, Israac 4aad iyo iyo horumar 1aad ay galeen kaalinta labaad.
Image
Koobab iyo billado kala duwan ayaa la guddoonsiiyay dhalinyaradii ka soo qayb gashay kulankan, waxana uu bandhigani qayb ka ahaa diyaarinta iyo soo saridda hal abuurnimada dhalinyrada si loo helo koox wacyi galineed oo bulshada gaarsisa dhibaatada amman xumada iyo doorkoda ka shaqayneed ee nabad galyada.
Image
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by damu »

more pics
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by FBISOMALIA »

galgacio doing great this days :up:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by Twist »

Where are the videos?

Dhaqan-celis kids will great benefit from videos than still pics.
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by CismanMaxamud1 »

:som: :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by FBISOMALIA »

Twist wrote:Where are the videos?

Dhaqan-celis kids will great benefit from videos than still pics.
can dhaqan-celis speak somali in the first place :lol: :lol:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by Twist »

FBISOMALIA wrote:
Twist wrote:Where are the videos?

Dhaqan-celis kids will great benefit from videos than still pics.
can dhaqan-celis speak somali in the first place :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by quark »

:som: :up:
User avatar
daba_gaale
Posts: 114
Joined: Sat Mar 25, 2006 7:12 pm
Location: I live with the Squirrels

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by daba_gaale »

Garsoor in the House, what up to all My Leelkase peeps in Gaalkacyo(GARSOOR DISTRICT) :up: :up: :som: :up: :D

I see a lot of familiar faces @ Garsoor participants, was in Garsoor for several months last year, so maasha'Allah I met a lot of cool folks,

See y'all soon Garsoor :D :D :D :D
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by quark »

leelkase 8-)
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by FBISOMALIA »

daba_gaale wrote:Garsoor in the House, what up to all My Leelkase peeps in Gaalkacyo(GARSOOR DISTRICT) :up: :up: :som: :up: :D

I see a lot of familiar faces @ Garsoor participants, was in Garsoor for several months last year, so maasha'Allah I met a lot of cool folks,

See y'all soon Garsoor :D :D :D :D
so you are leelkase bro wlc to your homeland puntland section :up:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Tartan bandhig suugaaneed ah oo lagu qabtay Gaalkayo

Post by tightrope »

:som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”