Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday faroole

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday faroole

Post by grandpakhalif »

Sidii Tusbax dunta laga jaray oo kale ayuu u kala furfurmayaa maamulka Ashahaadda ladirirka Puntland isku magacaabay ee ka jira gobolada waqooyi bari soomaaliya.

Beelihii ugu badnaa ayaa maalmo gudahood uga baxay maamulkaasi gaalada u adeega ee ku caan baxay dhibaateynta dadka Ahlu Towxiidka ah.

Jufooyin badan oo katirsan beesha Majeerteen ayaa shaaciyay in ay kalsoonidii kala laabteen maamulka Faroole arrinkaasi oo durbadiiba dhaliyay in ciidan badan hubka iska dhigaan.

Iska daa Hartiga kalee sida Dhulbahante iyo Warsangeli ee hadda waxaa kalsoonidii kala noqday maamulka Faroole qabiilkii seddexaad ee Majeerteen, Cali Xajiijle. Waxaa ka horreeyey Cali Saleebaan oo inta ku shireen Dubai sheegay inay kala noqdeen Faroole kalsoonidii! Markii qabiilka Cali Xijiijle ajiibeen baaqii Cali Saleebaan baa hadda waxaa la arkay odayaal Cali Saleebaan ah oo Carma ka leh: dadkii Dubai ku shiray ma metelaan Cali Saleebaan! Hoos baad ka maqli doontaan labada waraysi ee iska soo horjeeda ee Cali Saleebaan.

Waxaa ka horreeyey Siwaaqroon oo sheegtay inay sameysteen maamul-goboleedka Raascasayrland.

Suldaamada Faroole kalsoonida kala noqday waxay u sababeeyeen arrimo badan sida:

1- Midab-takoorka Faroole ka sameeyey Puntland isagoo ka raafay Soomaalidii aan geyigaas u dhalan.

2- Afduubkii loo geystay Soomaali Galbeed.

3- Nabadgelyo-xumo ilaa dad badan oo waxgaradkii Puntland la dilay iyadoon xitaa hal qof loo soo xirin. Heer la gaaray in masaajidda la isku laayey.

4- Qabiilladii Puntland oo is leynaya.

5- SSC oo la dacay.

6- Dagaalka micno-darrada ee Galgala iyo Sanaag lagu qaaday.

7- Maamul-goboleedyo la sameeyey taasoo keeeneysa haddaan shir la isagu imaan in arrintu faraha ka baxayso.

8- In Karaamadii iyo ganacsigii Puntland la soo cesho iyadoo la soo dhoweynayo Soomaalida oo dhan.

9- Faroole iyo wiilashiisa oo jeebka iskaga shubtay hantidii dadka. Iyo waxyaalo badan.

:lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap: :clap:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by quark »

khawarij filth dream to destroy puntland will never happen. laughing at rass caseyr :lol: for the last time it doesnt exist as for beesha cali saleeban, they are part and parcel of the great state. here is what the elders of beesha cali saleeban had to say about the great state.


Bayaan ay soo saareen Beesha Cali Saleebaan;-Midnimada iyo horumarka Puntland waa lama taabtaan (Sawiro)
Posted by Pi on July 12th, 2011

Shir ay isugu yimaadeen degmada Carmo Tariikhdu markay ahayd 7/8/2011 Isimada, Nabadoonada, Ganacsatada, Aqoonyahannada, Culimaa’diinka iyo bulsha weynta Beehala Cali salebaan. Shirkaas oo lagaga wada hadlayey Nabadda iyo Horumarka Puntland, wada hadal dheer iyo falanqayn ka dib waxay beeluhu go’aansadeen Arrimaha soo socda:- (sawirada shirka baaqa/Qoraalka hoostiisa ka daawo)


1.in ay beeluhu ka shaqeeyan Nabadda iyo horumarka
2.in la soo afjaro colaadaha ka aloosan Gobolka Bari beeluhuna ay nabad la qaatan dhamaan beelaha ay walaalaha yihiin deriskana yihiin laguna dhameeyo caqli fiyow taas oo lawada qaatay.
3.waxay beeluhu isku raaceen in midnimada iyo maamulka puntland yahay lama taabtaan wixii khilaaf ama tabasho ah lagu dhameeyo wada hadal iyo isu tanaasul
4.waxay beeluhu isla garteen in baaqii laga soo saaray Dubai aanu ahayn mid beelaha mowqifkooda ka turjumaya.
5.in beeluhu wixii ay tabanayaan si hufan oo xalaal ah looga wada hadlo loona raadsho xuquuqda beeluhu leeyihiin


Ugu Dambayn:

Beelaha Cali Salebaan waxay wax ka dhiseen puntland lafdhabarna u yihiin, kana mid ahaandoona ilaalina doonaan midnimada Guud ee Puntland.

MAGACYADA DADKA KU SAXIIXAN BAAQAAN:

1 Boqor Cumar Ismaaciil Sanwayne
2 Suldaan Bashiir Muuse Koonte
3 Suladaan C/Laahi Saalax Jeenicad
4 Caaqil Qaxiye Maxmud Ciise
5 Caqil Maxmed Yusuf Khuurshe
6 Caaqil Cumar Yuusuf Dheere
7 Caaqil C/Rixmaan Cabdi Samad
8 Caaqil Maxmud Cabdala Waaberi
9 Caaqil Khaliif Maxamed Maxamuud
10 Caaqil Maxamuud Xasan Cumar
11 Nabadoon Muuse Xaaji Faarax
12 Nabadoon Maxamud Maxamed Cali
13 Nabadoon Abshir Idiris
14 Nabadoon Siciid Xasan Cumar
15 Nabadoon Shuxle Yasin Ismaciil
16 Nabadoon Maxamuud Saalax
17 Nabadoon Cabdi Budul Guhaad
18 Nabadoon Maxamuud Maxamed Cali
19 Nabadoon Abshir Yassin Dalmar
20 Nabadoon Sire Maxamed Jama
21 Nabadoon Maxamed Cartan Gurxan
22 Nabadoon Farax Xassan Cadoosh
23 Nabadoon Maxamud Siciid Caynab (Been Been)
24 Nabadoon Maxamed Yusuf Diratoore
25 Nabadoon Salaad Siciid yusuf
26 Nabadoon Cawil Maxamed Waceys
27 Caaqil Siciid Xuseen Cali
28 Sheikh Maxamuud Ismaaciil
29 Sheikh Maxamed Laylon
30 Sheikh Ibrahim Siciid
31 Sheikh c/rahman aw ciise
32 Sheikh Liibaan Mashruuc
33 Sheikh wacays Maxamud Cali wacays
34 Sheikh Adam Xusseen
35 Sheikh Yusuf Heeryo
36 Sheikh Liibaan Mashruuc
37 Sheikh Bashir Shekh Maxamud Fay
38 Sheikh Ibraahim Siciid
39 Sheikh Mubaarik Muuse Conte
40 Ganacsade Liibaan Maxamad Yuusuf (L/Dhere)
41 Ganacsade Maxamud Siciid yusuf Carab
42 Ganacsade Siciid Xussen Diriye
43 Gnacsade C/Risaq Axmed Jama (Neberi)
44 Ganacsade Xassan Cumar Siciid (Beder)
45 Ganacsade Axmed Siciid Suul-cayn
46 Ganacsade Xassan Aw Yusuf Dhega-cade
47 Ismaciil Siciid Xusseen (Kutuba-wayne)
48 Ganacsade Ismaaciil Kutub
49 Ganacsade C/Laahi Xirsi Cali (Hogato)
50 Ganacsade Fariid Xuseen Cali (Hogato)
51 Ganacsade Axmed Cali Jamac (Afbalaar)
52 Ganacsade Bashiir Ibraahim Xaaji Faarax
53 Ganacsade Raage Cali Hogato
54 Ganacsade C/Laahi Cali Hogato
55 Ganacsade Shine Xaaji Faarax
56 Ganacsade Ciid Xasan Jaamac
57 Ganacsade Faysal Maxamud Ibrahim
58 Ganacsade Abshir Gaash
59 Ganacsade Yasin Maxamed Maxamuud
60 Ganacsade Cismaan Siciid Cumar
61 Prof Maxamed Yuusuf Jaamac Afbalar
62 Prof Maxamed Siciid Aw Cali
63 Prof Ayaanle Maxamuud Af Balaar
64 Prof Yusuf Maxamed Caweys (Dhado)
65 Prof: Maxamud Musse Jama Sheikh Ciid
66 Prof: Maxamed Siciid Maxamed Caseyr
67 Prof Maxamed Ismaaciil Maxamed) Siibad
68 Prof Cabdiraxman farax Cali
69 Prof Maxamed Yusuf Colow
70 Prof Farax Maxamed Colow
71 Prof Digool
72 Prof Faysal Siciid Dheere
73 Eng Siciid Macalin Maxamed
74 Eng Maxamed C/Raxman Maxamed
75 Eng Muse Xasan Maxamed
76 Eng: C/Qadir Casayr Hogato
77 Eng Cabdi-karim Siciid Muumin
78 Eng Siciid Macalim Maxamed (Naaim)
79 Eng Axmed Cisman Sax
80 Eng Kaarshe Shire
81 Dr Maxamud Yusur
82 Dr Farax Xaaji Siciid
83 Dr : Ismacil farax yusuf (Dacam)
84 Dr: Maxamud Maxamed Qaxiye (Kanu)
85 Dr: Ahmed Yusuf Gallan
86 Dr: Ali Nuur Axmed
87 Dr: Barkhad cartan Gurxan
88 Dr: Maxamed Cusman Maxamed (Lambo)
89 Dr Axmed Siciid Qalombi
90 Dr C/Samad Maxamud Siciid
91 Dr C/Salaam Maxamud Siciid
92 Dr Faysal Jibriil
93 Dr Maxamed Cali Wabari
94 Dr Subeyr Maxamuud Jaamac
95 Dr Maxamed Ismaciil Maxamed Caways
96 Dr: Ahmed Hiirad
97 Dr Jamac Barako
98 Dr: Ismaciil Siciid Cali
99 Dr Cumar Maxamed Khuurshe
100 Dr: C/qadir Bashir Sheikh Maxamud
101 Dr Yassin Qaxiye Ciise
102 Dr: Burhan Mire Qaxiye
103 Dr: Abshir Siciid Farax
104 Drs: Sundus Sh Maxamed Layloon
105 Drs Idil Maxamud Jamac Afbalaar
106 Drs Fartuun Cali Farax
107 Drs Xaawa Maxamud Xassan
108 Drs Naciima Siciid Xassan
109 Drs Sucaad Siciid Maxamed
110 Drs Nawaal Siciid M Cassayr
111 Drs Layla Siciid Muse
112 Drs Fadumo Musse Gelle (Faroole)
113 Drs Roda Maxamed Khuurshe
114 Drs Intizar Awil Maxamed (Dhedo)



“Xarig Habeenimo Ninkii Xiray Ayaa Fura!”

WAA BILAAHI TOWFIIQ
Last edited by quark on Wed Jul 13, 2011 10:19 am, edited 1 time in total.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by quark »

we will kill any khawarij scum that ever steps at our border :up: alhamdullilah, khawarij ideology is foreign to the residents of the great state.

laughing at little grandfart disguishing his hate for the royal family with this nonsense :lol: nicca we dont give a fuck whether you hate us or not :)
Last edited by quark on Wed Jul 13, 2011 10:21 am, edited 1 time in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by grandpakhalif »

This retard doesn't even know what a khawaarij is.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by grandpakhalif »

Beesha cali salebaan oo kalsoone kala noqday oo diiday Mamuulka Faroole.

http://hiiraanlive.com/beesha-cali-sale ... puntiland/
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by quark »

grandpakhalif wrote:This retard doesn't even know what a khawaarij is.
little grandfart, there is no bigger retard then you. as i said, let the hate kill you. piece of shit
Last edited by quark on Wed Jul 13, 2011 11:15 am, edited 1 time in total.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by quark »

grandpakhalif wrote:Beesha cali salebaan oo kalsoone kala noqday oo diiday Mamuulka Faroole.

http://hiiraanlive.com/beesha-cali-sale ... puntiland/
:lol: :lol: dumbass
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by grandpakhalif »

I hate no one I am against mamuulka gaalda ee puntiland wa kaafir state nacala tula calayk.

Look @ Sheikh Mu'min he is from Beesha Majeerteen but he is a great mujahid.
Sheikh Fuad Shongole Ilaahi kheyr ha siiyo wa Awadle from Burtiinle.


Ha nolato :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by quark »

grandpakhalif wrote:I hate no one I am against mamuulka gaalda ee puntiland wa kaafir state nacala tula calayk.
waryaa, kaafir state according to al kawarij al shaydaan :lol: anyways, the form of goverment in the great state is non of your fuckin buisness little boy. who are we kidding, stop hiding behind khawarij bastards ideology for your sick clan hatred.
at least haters like hutu king, abdiwahab, dudaaye, and cirwaaq dont use religion for their hatred of PL. :) come out clean with the hate little grandfart.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by grandpakhalif »

Keep repeating kharawiij all day, only a brain dead moron would call those who are defended and are defending the muslim ummah against the kuffar khawarij.

Idiot, I have MJ relatives, do I hate them? No.


Fok Punthiopia the enemy of islam and supporter of murtad Yeey.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by quark »

grandpakhalif wrote:Keep repeating kharawiij all day, only a brain dead moron would call those who are defended and are defending the muslim ummah against the kuffar khawarij.

Idiot, I have MJ relatives, do I hate them? No.


Fok Punthiopia the enemy of islam and supporter of murtad Yeey.
defending the muslim ummah my ass :lol: :lol:

your opnions of Abdullahi yusuf the father of the great state and PL doesnt matter dude. :arrow:
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by CismanMaxamud1 »

Granny khadija is qabilist/ cyber jihadist who needs her parent permission to use the computer. little tranny, your nothing but a punk who wishes chaos and destruction for other people because you and your sorry clan are suffering from hunger and opression (You know what they say, misery loves company). Puntland is none of your concern so dont stick your nose in. and if I'm not mistaken shouldn't you be blowing yourself up by now. I mean you keep talking about getting yourself a one way ticket to xamar, why dont you do yourself a favour and rectify your mother mistake ( not being sterilized) and end your pathetic life. :clap: :clap: :clap: :clap:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by grandpakhalif »

Allahuakbar The deen of Islam is flourishing in the so called areas "khawarij" areas, where shariah has been implemented, assasinations stopped, tribal fightings stopped and the sanctitiy of life has been preservered.

They are those who fought the ethiopians, granted us the land of muslims and established the khalifah.

If you love Punthopia, its tribalsitic hierarchy, its kufr system, its persecution of the mujahideen, deportation of the Ogaden fellow muslims then I declare you a kaafir.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by grandpakhalif »

CismanMaxamud1 wrote:Granny khadija is qabilist/ cyber jihadist who needs her parent permission to use the computer. little tranny, your nothing but a punk who wishes chaos and destruction for other people because you and your sorry clan are suffering from hunger and opression (You know what they say, misery loves company). Puntland is none of your concern so dont stick your nose in. and if I'm not mistaken shouldn't you be blowing yourself up by now. I mean you keep talking about getting yourself a one way ticket to xamar, why dont you do yourself a favour and rectify your mother mistake ( not being sterilized) and end your pathetic life. :clap: :clap: :clap: :clap:
You are a sick women from Punthopia, nacala tula calayk. Stay out of politics it is for the men oh daughter of Punthopia.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Puntiland way jabtay qabil badan aya ka horjeeday farool

Post by quark »

CM, marexaan is a noble somali clan. no need to insult them because of little grandfart.
grandfart, go ahead and practice your kahwarij nonsense in your area. we want nothing to do with it :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”