Southern IDPs in Sool

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Southern IDPs in Sool

Post by samadoon-waaxid »

Damn,I never thought there was that many reer Konfur IDPs in Laaska :shock: even including madax dhaqameedyo.Allow ummada uu gargaar
Gudoomiyaha Jamciyadda Samafalka Sool Xaaji Aadan Jaamac Madoobe ayaa maanta booqday goobaha ay deganyihiin dadka barakacayaasha ku dhaqan magaalada laascaanood.
Goobaha ay booqdeen oo ay ku nool yihiin in kabadan 1220 qoys oo intooda badan ka soo barakacay koonfurta soomaliya ayaa xiligan waxay ku nool yihiin nolal adag oo ay la qabaan walaalahooda koonfureed waxayna ka codsaday , hay’adaha samafalka iyo shacabka Soomaaliyeed in lala soo gaaro gargaar bini’aadannimo oo degdeg ah.
Qaar kamid ah gudiga barakacayaasha magaalada laascaanood ayaa waxay sheegeen inay jiraan dad horleh oo soo gaadhay magaalada kuwaas oo dulsaar ku ah qoyaysas markii horeba nolol qalafsan ku noolaa iyaga oo arimahaasi ka hadlayana waxaa hadaladooda kamid ahaa
Qoysaskan gaadhaya 1220 waxay ku noolyihiin gudaha magaalada laascaanood oo kaliya halka kumanan kalena ay ku nool yihiin degaanada kale ee gobolka sool intaa waxaa dheer dad u dhashay degaanka gobolka sool oo abaartu kala tagtay xoolahoodii kuna dhibaataysan degaano badan oo kamid gobolka sool
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Knight of Wisdom »

Why should I feed or take care of the Southern IDPs when my own SSC people are in need of help? :?

Let's set our priorities straight first. Help the SSC people, then help other if you can.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Southern IDPs in Sool

Post by samadoon-waaxid »

thats just a sick thing to say :down: .waa dad muslim ah,soomali ah and our brothers.they should be more than welcomes and helped by any means.they shouldnt be discriminated against
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Knight of Wisdom »

samadoon-waaxid wrote:thats just a sick thing to say :down: .waa dad muslim ah,soomali ah and our brothers.they should be more than welcomes and helped by any means.they shouldnt be discriminated against
No, you misunderstood me. They are surely our brothers, fellow Somalis and Muslims weeye.

BUT, priority is priority. :| SSC people should be helped first, then the IDPs. How am I going to help my neighbor, when my brother is in need of me? :?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Southern IDPs in Sool

Post by udun »

Every mu'min and non-believer should be helped when they are in need. The people mentioned are fellow Somalis and we should all do to help what we can.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Babygirl- »

Ururka Bisha Cas Ee Gobolka Sool oo Dad bara kacayaal uqaybiyay Agab isugu jira Weel iyo baca roobka (Daaw+Sawiro)

Xili Ay wali soo kordhayaan dadka barakacayaasha ah iyo kuwa ku cayroobay abaarihii dhawaa islamarkaana dhibaato weyn ka haysay dhanka hoyga xili lagu jiray xagaaga oo dabeelo xoogan ka dhacayaan deegaanaddan lagu soo barakacay ayaa ururka bisha cas ee gobolka sool waxay dadkaasi la gaadheen bacaha Guryaha laga sameeyo Alaabta Maacuunta Wax lagu karsado bustayaal iyo alaabooyin kale oo kamid ah kuwa biyaha lagu dhaansado

degaanadda laga qeybiyay alaabooyinka oo siweyn ugu baahnaayeen dadkii dhibaatadda haysatay ayaa waxay kala ahaayeen degaanadda waqooyiga sool iyo koonurta oo boqolaal qoys loogu qaybiyay

Dadka danyarta ayaa si weyn u soo dhawaysay mucaawinadan iyaga oo u mahad celiyay cidii soo dhiibtay iyo ururka bisha cas ee gobolka sool oo maalmahan dambe ku mashquulsan sidii loogu gargaari lahaa dadka ka soo barakacay iyo kuwa kale ee abaaraha saamaysay

dhinaca kale waxaa meel fagaare ah lagu gubay qashin baco ah oo maalmihii dambe siweyn looga aruurinayay guud ahaan xaafadaha magaalada laascaanood iyadoo ururka bisha cas uu fulinayay hawsha laga aruurinayo bacaha guud ahaan magaaladda laascaanood

hawshan oo bilaabatay todobaadkii hore qorshahana ahaa inuu 3 bilood socdo ayaa lagu wadaa in lagu tirtiro bacaha qashinka ah oo dhibaato dhinacyo badan saameysay u keenay dadka iyo deegaanka iyadoo nabad guurka dhulkana lagu tirinayo inuu kaw kayahay bacaha meel walba daadsan

Gudoomiyaha ururka Bisha cas ee gobolka sool daakir Axmed warsame ayaa sheegay in ololahan lagu aruurinay bacaha qashinka ah ay laba faa,iido leedahay taasoo ku tilmaamay inay loogu talagalay in shaqo abuuris loogu sameeyo dadka barakacayaasha ah iyo in deegaanka saxdiisa la hagaajiyo si loo helo deegaan nadii ah.

sidoo kale Maamulka dawlada hoose ee degmada laascaanood ayaa kala qayb qaadanaya sidii bacaha qashinka ah loo dabar goyn lahaa magaalada

isku soo wada duuboo dhibaatada bacaha qashinka ah oo horey u daadsanaa wadooyinka ayaa xogaa hormar laga sameeyay inkastoo la oran karin waa lagawada dhameeyay

View:42

Short URL: http://boocameonline.com/?p=16862

http://boocameonline.com/?p=16862
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Southern IDPs in Sool

Post by samadoon-waaxid »

the Sool red crescent is doing heck of a job,in helping those IDPs :up:

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Monk-of-Mogadishu »

Just 1,220? :|

There's 40,000 in Garowe alone. Another 120,000 in Gaalkacyo, plus 120,000 in Bosaso. There are an additional 50,000 dispersed through smaller towns in Bari/Nugaal/Mudug.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Babygirl- »

Monk was there a new wave of Refugees? & were they counted?

1.220 Families (not persons) are the ones counted just in the City of Lasanod & I think they might still be counting...
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Monk-of-Mogadishu »

The last count was just before the drought, it stood at 350,000 total throughout Puntland. There were already 70,000 IDPs in Puntland in 2003 long before the major conflicts even began.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Southern IDPs in Sool

Post by samadoon-waaxid »

thats 1200 families,if were to say the average family is 4-5 people that would easily translate to 50,000-60,000 people.But as BG said thats only in LA,there is no consensus of those in Buuhoodle or small ssc towns.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Knight of Wisdom »

samadoon-waaxid wrote:thats 1200 families,if were to say the average family is 4-5 people that would easily translate to 50,000-60,000 people.But as BG said thats only in LA,there is no consensus of those in Buuhoodle or small ssc towns.
There are thousands of IDPs in Gobolka Cayn, somewhere a little over 100,000.

There are thousands in Boocame, and other towns in the Hawd.
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Monk-of-Mogadishu »

Knight of Wisdom wrote:There are thousands of IDPs in Gobolka Cayn, somewhere a little over 100,000.

There are thousands in Boocame, and other towns in the Hawd.
Is this thing mentally retarded? How can IDPs number 100,000 in Cayn when the region's population is far below that?
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Southern IDPs in Sool

Post by Knight of Wisdom »

Monk-of-Mogadishu wrote:
Knight of Wisdom wrote:There are thousands of IDPs in Gobolka Cayn, somewhere a little over 100,000.

There are thousands in Boocame, and other towns in the Hawd.
Is this thing mentally retarded? How can IDPs number 100,000 in Cayn when the region's population is far below that?
That's your inner desire.

Buuhoodle alone has over 120,000 in population, that's excluding all the other towns in Gobolka Cayn.

Recognize, Bawdyow Gaab. :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Southern IDPs in Sool

Post by XimanJaale »

Monk-of-Mogadishu wrote:
Knight of Wisdom wrote:There are thousands of IDPs in Gobolka Cayn, somewhere a little over 100,000.

There are thousands in Boocame, and other towns in the Hawd.
Is this thing mentally retarded? How can IDPs number 100,000 in Cayn when the region's population is far below that?
Gobolka Cayn has bigger population than Gobolka Nugaal :!:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”