Dhulbahante Businessman Killed In Galkaacyo !

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Dhulbahante Businessman Killed In Galkaacyo !

Post by Knight of Wisdom »

Gaalkacyo oo xalay saqdii dhexe lagu dilay Ganacsade Kasoo jeeda Gobolada SSC

Waxaa xalay lagu dilay magaalada gaalkacyo ganacsade ,(Caaaqil Askar Shire)
oo aan warna loo ahyn ilaa iyo hada cidii ka danbaysay falkaasi waxshinimada ah ee lagu kacay ganacsadahaas.
maahan markii ugu horaysay ee lagu dilo magaalada Galkacyo dad ka ganacsadayaasha ah, taas oo sabab utahay amaan ka magaalada Gaalkacyo oo si wayn faraha uga baxay,Taas oo saamaxday inay ku soo dhexdhuunteen dadkan samaynaya dilalkan qorshaysan.
Magaalada Gaalkacyo Waxay ku taalaa badhtamaha wadankeena Somaliya iyadoo ay islamarkaana ay isugu yimaadaan Dhamaan shacabwaynaha Somaliyeed hab Ganacsi , iyo macaamalaad kalaba, hasayeeshee waxaa nasiib daro ah in aysan jirin wax amaankeeda siwanaagsan usuga! tan iyo ayaantii maamulka cusub ee Punt land lamagacaabay.


Dhanka kale weli arimiihii Dilalka ayaan ku dhexjirnaaye waxaa Galabnimadii maanta 17/07/2011 lagu dilay magaalada laas caanood haweenay kamida sirdoonka maamulka SNM ee magaaladaas ku habsaday Ilaa iyo mudo 4sano ah, Haweenaydaas oo lagu magacaabijiray (DAHABO CILMI DHUUDI) mana aha markii ugu horaysay ee haween Dil loogu gaysto waxaana ka horaysay NADIIFO oo iyada ahayd Gudoomiyihii Ururka (NOW) oo iyana weli ujiifta Dhaawacaas ,
Sikastaba ha ahaatee waxaa isi soo taraya dilalka habaysan ee waliba bartilmaameedka ah ku aadan Shaqaalaha maamulka SNM,
EE waliba udhashay isla Gobolka SOOL.
By Anas Xiir x Nuux
email : anas_xiir@hotmail.com
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Dhulbahante Businessman Killed In Galkaacyo !

Post by Barkhadd »

PINK!!!
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Dhulbahante Businessman Killed In Galkaacyo !

Post by FBISOMALIA »

AUN
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Dhulbahante Businessman Killed In Galkaacyo !

Post by afisoone »

Xoolihii ayaa dilay dee? Cawaanta uma qabaan naf muslim ah inee jirto.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Dhulbahante Businessman Killed In Galkaacyo !

Post by Cali_Gaab »

Looool@ galkacyo waxey ku taala wadankeena somaliya :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Dhulbahante Businessman Killed In Galkaacyo !

Post by Babygirl- »

This is about a dead man Dameeryahaay & yh Somalia still exist while SL is unrecognised wake up from ur dream.. :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”