puntland give cafiis to atom gang only if they want peace
Posted: Sun Jul 17, 2011 6:28 pm
Dhanka kale Dr.Farole ayaa shegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo nabada iyo horumarka deegaanada Putland,waxaaa uu xusay in lagama maarmaa ay tahay in muhiimad la siiyo nabadda.
“….Qabiilada islaynaya, dilalka qorshaysan,waxaan ugu yeerayaa cid kasta oo shiddowada,haddii aad dhiig xukun ku doonaysay xaashi ku raadso, qoriga iska dhig, hadii kale waa isnaqaanaa waa iska warhaynaa wixii ka dhacay 2010 buuraha Golis waad ogaydeen…”ayuu yiri.
Madaxwaynaha ayaa sheegay in cidkasta oo baqdin ka qabta Maamulka oo doonaysa in ay is dhiibto oo dadkeeda dib ugu soo noqoto isla markaasi aan dhibaato gaysan cafis ayaan u fidiyey ayuu yiri madaxwayaha oo itaasi ku daray in aritaasi uu filayo ay dhaboobi doonto.
Ugu damabaytii wuxuu xusay in talaabadaasi ay noqon doonto mida soo afjari doonta dadka aan deegaakaan u dhalan ee qaybta ka ah kooxahaasi sida uu sheegay,waxaana uu hoosta ka xariiqay in dadwayhaa uu ugu baaqyo in ay arintaasi soo dhoweeyaan.
link is here
http://horseedmedia.net/2011/07/17/mada ... -dhegayso/