Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by djibsomali »

Soon to come!!

Boqor buur madaw oo burco dheex fadhiyaa!!
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by Username1 »

Lol.
You trying to shorten his lifespan. Burco is Silanyo city
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by djibsomali »

Username1 wrote:Lol.
You trying to shorten his lifespan. Burco is Silanyo city
I have heard silanyoo town is yiroley!
not burco
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by Mr_Alfaas »

djibsomali wrote:
Username1 wrote:Lol.
You trying to shorten his lifespan. Burco is Silanyo city
I have heard silanyoo town is yiroley!
not burco
:lol: :lol:

yaroowe weeyi sxb....n Boqor buur madaw miskiinka imaaraatkina way kusoo karbaasheen dalkina waalagaga horeeya .bal halku u dhaqaaqi miskkiinka. :lol: :lol:

Liqaaye niyow odayga iska sii daaya fadlan waa oday dhaqmeedee :lol:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by djibsomali »

Thank you Alfas for correcting me
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by Username1 »

Yorowe is the suburbs of Burco and is part of Burco..
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by ToughGong »

Who made this man a "Boqor" horta
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by Mr_Alfaas »

Seemeyer inader here is the caleemo saarka boqorka boqorada Somalida :lol:

The_Emperior5 wrote:Image

Image

Image

Liibiya(Qarannews)-Shir ay isugu yimaadaan Boqorada Afrika Sanad walba Bisha sagaalaad Sageelkeeda ayaa lagu qabtay sanadkan 09/09/09 wadanka Liibiya kalfadhiga Boqorada Qaaradda Afrika, Shirkan ay ka soo qayb galeen boqoro aad u fara badan oo ka kala yimi wadamada kaladuwan ee Afrika.

Fikradda Shirkan in la qabto sanad kasta waxaa aasaasay oo iska leh Hogaamiyaha wadanka Liibiya Muammar Al-Qaddafi ahna Hogaamiyaha ururka Midowga Afrika, Ujeedada looqabto in laysugu yimaado Shirkan sanad walba waxay tahay Sidii loo adkayn lahaa Dhaqankii Afrika talada Afrika sidii loogusoo celin lahaa Hogaanka iyo tallooyinka Boqorada iyo Salaadiinta Dhaqanka , waxa ay Boqorada isugu yimi shirkan isku afgarteen in meesha qudha ee laysiga ilaalin karo inuu gumeysi ku soo noqdo Afrika ay tahay inay doortaan ayna caleemo saaraan sanad kasta Boqor Afrikaan ah.

Shirkaas waxa lagu casuumay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) iyo wefti uu hogaaminayo , waxana Boqorada Soomaaliyeed ee shirka ka soo qayb galay u caleemo saareen Boqorka Boqoradda Soomaaliyeed sanadkan 09/09/09 inuu noqdo Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) .

Waxa ay Boqoradaas Afrkaanka ah ay u doorteen oo cusbooneeyey Al-Qaddafi inuu ahaado Boqorka Boqoradda Afrika sanadkan 09/09/09 , waxa kale ee Goluhu sanadkan ansixiyey maamul kooban oo sanad walba labedeli doono sanadkasta boqor ayaa ka madaxnoqondoona iyada oo sanadba uu wadan hayn doono sida Ururka Midawga Afrika.
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by Username1 »

seemeyer wrote:Who made this man a "Boqor" horta
His Rightwings Boqor. The Boqor of Biciidka. But, I think they got tired of his unboqor like behaviour and dismissed him.

Him holding the toilet paper for Riyole the goat and trying to destabilise the bashe did not help his case.
Last edited by Username1 on Mon Jul 18, 2011 10:33 am, edited 2 times in total.
User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by 934 »

Mr_Alfaas wrote:Seemeyer inader here is the caleemo saarka boqorka boqorada Somalida :lol:

The_Emperior5 wrote:Image

Image

Image

Liibiya(Qarannews)-Shir ay isugu yimaadaan Boqorada Afrika Sanad walba Bisha sagaalaad Sageelkeeda ayaa lagu qabtay sanadkan 09/09/09 wadanka Liibiya kalfadhiga Boqorada Qaaradda Afrika, Shirkan ay ka soo qayb galeen boqoro aad u fara badan oo ka kala yimi wadamada kaladuwan ee Afrika.

Fikradda Shirkan in la qabto sanad kasta waxaa aasaasay oo iska leh Hogaamiyaha wadanka Liibiya Muammar Al-Qaddafi ahna Hogaamiyaha ururka Midowga Afrika, Ujeedada looqabto in laysugu yimaado Shirkan sanad walba waxay tahay Sidii loo adkayn lahaa Dhaqankii Afrika talada Afrika sidii loogusoo celin lahaa Hogaanka iyo tallooyinka Boqorada iyo Salaadiinta Dhaqanka , waxa ay Boqorada isugu yimi shirkan isku afgarteen in meesha qudha ee laysiga ilaalin karo inuu gumeysi ku soo noqdo Afrika ay tahay inay doortaan ayna caleemo saaraan sanad kasta Boqor Afrikaan ah.

Shirkaas waxa lagu casuumay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) iyo wefti uu hogaaminayo , waxana Boqorada Soomaaliyeed ee shirka ka soo qayb galay u caleemo saareen Boqorka Boqoradda Soomaaliyeed sanadkan 09/09/09 inuu noqdo Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) .

Waxa ay Boqoradaas Afrkaanka ah ay u doorteen oo cusbooneeyey Al-Qaddafi inuu ahaado Boqorka Boqoradda Afrika sanadkan 09/09/09 , waxa kale ee Goluhu sanadkan ansixiyey maamul kooban oo sanad walba labedeli doono sanadkasta boqor ayaa ka madaxnoqondoona iyada oo sanadba uu wadan hayn doono sida Ururka Midawga Afrika.
oo boqorka HJ khamiis wax aan ahayn miyuu waayey :lol: Or is that the HJ boqortooyo attire :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by ToughGong »

:lol: :lol: @ King of Kings

username where you been cuzz
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by Username1 »

seemeyer wrote::lol: :lol: @ King of Kings

username where you been cuzz
I got banned for telling the world Nabeela is not scary but a hairy pussycat.. :D
User avatar
BankiiTuuyo
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 838
Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !

Re: Boqor buur madaw will be in toghedheer soon!!

Post by BankiiTuuyo »

war odayaashan noo so cinnaystay maxay ahayeen? :? ma waxanba somaliland badbaadin kara inalillah :(
war hunguri weynida meesha kala taga odayaalow :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”