Page 1 of 1

Somalidiid Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 5:09 pm
by Knight of Wisdom
So, a day or two ago MJ Pirates hijacked an OIL Ship. Keyse0208 was pissed off, but he made a Thread bashing on the Dhabayaco. :lol: The Dhabayaco on Somalinet got mad and contacted the Pirates and then their Pirates hijacked a Oil ship going to Berbera. :lol: Keyse0208 got mad and contacted Somaliland Police-Ku-Sheg....and this is what happened !


Gabadh Somali Canadian ah oo laga afduubay Hargeysa

Gabadh la sheegay inuu qabay nin ka tirsan Saraakiisha sare ee Al-Shabaab ayey Ciidamadda Boliiska Somaliland ka afduubeen guri ku yaal Magaaladda Hargeysa sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen ila wareedyo xog ogaala.
Gabadha Somaliga oo heysatay dhalashada Canada ayaa loo gacan geliyay Sirdoonka reer Galbeedka oo hoowlgalka lagu qabtay dusha sare ka maamulayay sida uu Waagacusub ugu xog waramay Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Somaliland.
“ Gabadha waxay la shaqeeyneysay Al-Shabaab,waxaana dhawaan guursaday nin ka mida Saraakiisha Al-Shabaab ,iyadu waxay u dhalatay Majeerteen Cumar Maxamud,hooyadeedna waa Isaaq ,Ciise Muuse”ayuu yiri Sarkaal ka mida Saraakiisha hoowlgalka gabadha lagu qabtay fuliyay.

Sarkaalka oo codsaday inaan magaciisa la xigan wuxuu tibaaxay in gabadha lagu helay cadeeyn laga helay Computer-keeda gacanta.
“Inay Hargeysa joogta waxaa nagu soo wargeliyay Sirdoon reer Galbeeda oo daba joogay,waxayna ka ogaadeen telefoonkeeda gacanta,iyagoo dusha naga hagayay ilaa guriga ay ku jirtay aan galnay”ayuu yiri Sarkaal kale oo ka tirsan Boliiska Somaliland.
Haweeneeyda Somalida ayey Ciidamadu boliiska indhaha ka xireen kadibna waxaa garoonka Berbera ka qaatay diyaarad la sheegay inay wateen Sirdoonka Canada.
Ma jiro war ku saabsan gabadha Somalida oo ka soo baxay Xukumadda Somaliland

Re: Somaliland Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 5:17 pm
by Username1
Source moforfoker..

Re: Somaliland Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 5:20 pm
by Knight of Wisdom
Username1 wrote:Source moforfoker..
Dhiladii ku dhashay weeydii ! :up:

Re: Somaliland Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 5:26 pm
by Username1
Knight of Wisdom wrote:
Username1 wrote:Source moforfoker..
Dhiladii ku dhashay weeydii ! :up:
Adigu have you told your mum, that your somebodys love?

Re: Somaliland Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 5:27 pm
by Knight of Wisdom
Username1 wrote:
Knight of Wisdom wrote:
Username1 wrote:Source moforfoker..
Dhiladii ku dhashay weeydii ! :up:
Adigu have you told your mum, that your somebodys love?
Maya ee dhiladii ku dhashaay waxan uu shegay inaan gabadhaydii Username1 aan dhilastay oo pimpkaydii aan ahay. :up:

Re: Somalidiid Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 5:31 pm
by Username1
King of Queers you are a battyboy, battyrider, chi-chiman, faggot, sodomite, shirtlifter, arsebandit, a rent boy. In short wa lugu wasa sida dhiloyinka...

Re: Somalidiid Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 5:33 pm
by Knight of Wisdom
Username1 wrote:King of Queers you are a battyboy, battyrider, chi-chiman, faggot, sodomite, shirtlifter, arsebandit, a rent boy. In short wa lugu wasa sida dhiloyinka...
Naaya, iskuut ! Speak when I tell you to speak naayee, hadii kale, walahi Qaatkii iyo siqarkii waan ka jariya, nin dambe oo kuwasana heli maysiid. :lol:

Re: Somalidiid Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 6:11 pm
by FBISOMALIA
alshabab = sland so what new about it , every day southern poor ppl they hijacket money from them in the name of allah and they talking about puntland irony situation ...!!!!

Re: Somalidiid Pay-Back

Posted: Mon Jul 18, 2011 11:32 pm
by Mr_Alfaas
Source????.....WAAGACUSUB.COM........


inaa fajacna :lol: :lol: